{"id":33531,"date":"2017-01-22T22:22:43","date_gmt":"2017-01-22T19:22:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33531"},"modified":"2017-01-22T22:22:43","modified_gmt":"2017-01-22T19:22:43","slug":"abaarta-soomaaliya-oo-hayado-baaq-kasoo-saareen-si-wax-looga-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/abaarta-soomaaliya-oo-hayado-baaq-kasoo-saareen-si-wax-looga-qabto\/","title":{"rendered":"Abaarta Soomaaliya oo Hay&#8217;ado Baaq kasoo saareen si wax looga qabto."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">14 hayadood oo arimaha samafalka ka shaqeeya ayaa baaq soo saaray si wax looga qabto abaarta ka jirta Geeska Afrika.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen ayay 14kaas hayadood ee samafalku ku sheegeen in gargaar dagdag ah loo baahan yahay in lala soo gaaro ilaa 15 malyan oo qof oo gobolka ku nool kuwaasoo gargaar u baahan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hataan ayaa abaar aad u ba&#8217;an waxay ka jirtaa Soomaaliya, Itoobiya,\u00a0 iyo qeybo ka tirsan Kenya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa u baahan raashin iyo biyo maadaama labaduba ku yaryihiin.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Roobabkii la filaayay min Oktoobar ilaa Diseembar 2016 ayaa baaqday ama si wanaagsan aan u da&#8217;in.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay hayadahaasi xuseen in loo baahan yahay in gargaar si dagdag ah dadkaa loola soo gaaro maadaama abaarta laga yaabo inay macaluul keento.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay ugu baaqeen dawladaha iyo deeqbixiyeyaashu inay siiyaan hayadaha qarash wax looga qabto saameynta abaarta.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sanadihii 2011\/2012 waxaa la sheegaa in rubac malyuun Soomaali ah ay abaari ku dishay gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/abaarta-soomaaliya-oo-hayado-baaq-kasoo-saareen-si-wax-looga-qabto\/abarta-soomaaliya-baaq\/\" rel=\"attachment wp-att-33533\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33533\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/abarta-soomaaliya-baaq-150x150.jpeg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/abarta-soomaaliya-baaq-150x150.jpeg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/abarta-soomaaliya-baaq-70x70.jpeg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>14 hayadood oo arimaha samafalka ka shaqeeya ayaa baaq soo saaray si wax looga qabto abaarta ka jirta Geeska Afrika. Bayaan ay si wada jir ah u soo saareen ayay 14kaas hayadood ee samafalku ku sheegeen in gargaar dagdag ah loo baahan yahay in lala soo gaaro ilaa 15 malyan oo qof oo gobolka ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-33531","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33531","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33531"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33531\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33535,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33531\/revisions\/33535"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33531"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33531"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33531"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}