{"id":33515,"date":"2017-01-22T21:00:36","date_gmt":"2017-01-22T18:00:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33515"},"modified":"2017-01-22T21:03:22","modified_gmt":"2017-01-22T18:03:22","slug":"khasaaraha-dabkii-xaley-ka-kacey-suuqa-dharkeynley-oo-hanti-badani-ku-gubatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/khasaaraha-dabkii-xaley-ka-kacey-suuqa-dharkeynley-oo-hanti-badani-ku-gubatey\/","title":{"rendered":"KHasaaraha Dabkii xaley ka kacey Suuqa Dharkeynley oo hanti badani ku gubatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dabkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaan ilaa iyo hada la ogeyn sababaha rasmiga ah ee uu ka dhashay, hasse ahaatee waxaa uu gabi ahaanba baabi\u2019iyay qeybo badan oo ka mid ah suuqa oo ay ku bur bureen qeybo ka mid ah hantidii ay lahaayeen ganacsatada suuqa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kooxaha dabdamiska ayaa la sheegay in ay si dhaqsa ah u tagi waayeen madaama xili habeennimo ah uu dabka kacay, taasoo keentay in dabku ku faafo inta badan suuqa, gaar ahaan qeybaha lagu iibiyo Dharka iyo Kabaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ganacsatada qaarkood ayeey u suurtagashay in ay albaabahooda kala baxaan goobaha ganacsiga ka hor inta uusan dabka soo gaarin, halka kuwa kalana ay u suurtagali weyday in ay agabkooda ganacsi la baxaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hada qiimeyn rasmi ah laguma sameyn inta uu khasaarah la eg yahay hasse ahaatee waxaa hubaal ah in hanti badan ay halkaa ku bur burtay, waxaana marka la eego dabka xalay ka dhacay suuqa degmada Dherkeenley lagu tilmaami karaa in uu ahaa mid ka saameyn badnaa dabkii shalay ka kacay suuqa Bakaaraha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dabkan oo ahaa mid saacado badan qaatay ayaan ilaa iyo hada la ogeyn sababaha rasmiga ah ee uu ka dhashay, hasse ahaatee waxaa uu gabi ahaanba baabi\u2019iyay qeybo badan oo ka mid ah suuqa oo ay ku bur bureen qeybo ka mid ah hantidii ay lahaayeen ganacsatada suuqa. Kooxaha dabdamiska ayaa la sheegay in ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33517,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33515","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33515","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33515"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33515\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33516,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33515\/revisions\/33516"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33517"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33515"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33515"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33515"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}