{"id":3351,"date":"2011-09-29T14:54:30","date_gmt":"2011-09-29T14:54:30","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3351"},"modified":"2011-09-29T14:54:30","modified_gmt":"2011-09-29T14:54:30","slug":"maamulka-ahlu-sunna-oo-gacanta-ku-dhigtay-kooxo-dhacay-deeq-loo-waday-shacabka-ku-dhaqan-galgaduud","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/maamulka-ahlu-sunna-oo-gacanta-ku-dhigtay-kooxo-dhacay-deeq-loo-waday-shacabka-ku-dhaqan-galgaduud\/","title":{"rendered":"Maamulka Ahlu Sunna Oo Gacanta Ku Dhigtay Kooxo Dhacay Deeq Loo Waday Shacabka Ku Dhaqan Galgaduud"},"content":{"rendered":"<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Maamulka Ahlu Sunna ee degmada Dhuusamareeb ayaa waxa ay xabsiga dhigeen kooxo ay sheegeen inay dhac ka gaysanayeen gobolka Galgaduud kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka cawadeen shacabka ku dhaqan Gobolkaasi.<\/p>\n<p>Dadkaani ay Dhuusamareeb kusoo xireen Ciidamada Maamulka Ahlu Sunna ayaa lagu soo waramayaa inay ka mid yihiin kooxo maalintii shalay dhac u gaystay raashin Mucaawino ah oo laga lahaa gudaha degmada Guriceel<\/p>\n<p><strong>Sheekh C\/laahi Sheekh Cabdul-barre <\/strong>oo ah Gudoomiye Ku xiggeenka koowaad ee Maamulka Ahlu Sunna waljamaaca<strong> <\/strong>ayaa waxaa uu sheegay inay gacanta kusoo dhigeen dad shalay dhacay raashin mucaawino ah oo loogu talagalay qoysas danyar ah,<\/p>\n<p>Sidoo kale wuxuuna tilmaamay in dadkaasi iyo waxii ay dhaceenba \u00a0ay gacanta kusoo dhigeen islamarklaana ay hatanba Ku jiraan xabsiyada ay ka maamulaan Ahlu Sunna.<\/p>\n<p>Kadib Maalintii shalay ayay aheyd markii kooxo ay dhaceen raashin mucaawino ah oo marayay deegaanada <strong>Nus-dariiq\u00a0<\/strong> oo ku yaalla inta u dhaxaysa <strong>Godin-labe iyo Marargur.<\/strong>balse haatan ay gacant ku hayaan Maamulka Ahlu Sunna Ee Halkaasi Ka taliyo<strong><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Maamulka Ahlu Sunna ee degmada Dhuusamareeb ayaa waxa ay xabsiga dhigeen kooxo ay sheegeen inay dhac ka gaysanayeen gobolka Galgaduud kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka cawadeen shacabka ku dhaqan Gobolkaasi. Dadkaani ay Dhuusamareeb kusoo xireen Ciidamada Maamulka Ahlu Sunna ayaa lagu soo waramayaa inay ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3351","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3351\/revisions\/3355"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}