{"id":33503,"date":"2017-01-21T22:09:12","date_gmt":"2017-01-21T19:09:12","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33503"},"modified":"2017-01-21T22:12:56","modified_gmt":"2017-01-21T19:12:56","slug":"mudaharaadyo-ka-dhan-ah-mweyne-trump-oo-ka-dhacey-gudaha-iyo-debedda-dalka-mareykanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/mudaharaadyo-ka-dhan-ah-mweyne-trump-oo-ka-dhacey-gudaha-iyo-debedda-dalka-mareykanka\/","title":{"rendered":"Mudaharaadyo ka dhan ah m\/weyne TRUMP oo ka dhacey gudaha iyo debedda dalka Mareykanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bannaan baxyo badan ayaa ka dhacay walina ka socda qeybo ka tirsan dalka Mareykanka kuwaasoo looga soo horjeedo siyaasadaha qallafsan ee madaxweynaha shalay Mareykanka loo dhaarshay Mr. Donald Trump.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay caasimado kala duwan oo ku yaal Mareykanka. Sidoo kale waxaa mudaaharaadyo kuwaa la mid ah ay ka dhaceen Australia iyo New Zealand.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanta oo Sabti ah ayaa waxaa boqolaal qofi isugu soo baxeen gudaha dalalkaaasi Australia iyo New Zealand kuwaasoo u badan dumar.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxay socod ku mareen waddooyinka walina waa socdaan dad badan oo kale ayaana kusoo biiraya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Qeybo kale oo caalamka ah oo dalalkaa saddexdaa ah ee aan soo xusnay ka duwan ayaa sidoo kale waxaa ka socda abaabulka mudaaharaadyo looga soo horjeedo siyaasadaha Trump.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Haatan ayaa waliba warar dhawaan soo dhacay ay sheegayaan in dadka mudaaharaadka dhigaya ee Australia gaar ahaan Sydney ay gaareen ilaa 3 kun oo qof.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkaa ayaa lagu soo waramayaa inay ku wajahan yihiin dhanka qunsuliyada Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Sidoo kale ayaa haatan wararka isa soo taraya ay sheegayaan in 2 kun ay sare u dhaaftay tirada dadka ku mudaaharaadaya Trump gudaha dalka New Zealand.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa la saadaalinayaa in dadka ku mudaaharaadaya Trump ay tiradoodu gaari doonto ilaa 2 malyan iyo ka badan.<br \/>\n<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bannaan baxyo badan ayaa ka dhacay walina ka socda qeybo ka tirsan dalka Mareykanka kuwaasoo looga soo horjeedo siyaasadaha qallafsan ee madaxweynaha shalay Mareykanka loo dhaarshay Mr. Donald Trump. Kumanaan kun ayaa isugu soo baxay caasimado kala duwan oo ku yaal Mareykanka. Sidoo kale waxaa mudaaharaadyo kuwaa la mid ah ay ka dhaceen Australia iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33505,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33503","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33503","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33503"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33503\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33504,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33503\/revisions\/33504"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33505"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33503"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33503"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33503"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}