{"id":33500,"date":"2017-01-21T21:56:35","date_gmt":"2017-01-21T18:56:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33500"},"modified":"2017-01-21T21:57:33","modified_gmt":"2017-01-21T18:57:33","slug":"xuutyiinta-yemen-oo-culimada-sland-ka-digeen-khatar-ka-imaan-karta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xuutyiinta-yemen-oo-culimada-sland-ka-digeen-khatar-ka-imaan-karta\/","title":{"rendered":"Xuutyiinta Yemen oo Culimada SLAND ka digeen khatar ka imaan karta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Iyadoo waayadii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in maamulka Soomaaliland saldhig militari Imaaraadka ka siinayo magaalada Berbera, ayaa durbaba waxaa soo baxay digniino arintaa ka dhan ah oo ay jeedinayaan culimada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliland ayaa ka digay halista ka dhalan karta saldhiga la sheegay in imaaraadka laga siinayo Berbera, gaar ahaan waxaa uu farta ku fiiqay saameynta kooxaha Xuudiyiinta Yemen ku yeelan karaan nabada ka jirta sida uu hadalka u dhigay deegaannada Soomaaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan idin sheegayaan Soomaaliland waa hadaf, dad yar beynu \u2013nahay, dhaqaalaheenu waa inaga badan yahay, dhibaato kasta oo la soo marayba waxaan leeyahay dadkani waa qani, yaan dalka la duminin, yaan nabad-galyo darro loo soo jeedin, yaan loo soo rarin dagaal aynu xamili kareynin, maalin walba Xuudiyiinta Xaramka ayeey ku tuuraan Iskaat ama madfac, miyaad is leedihiin Berbera ayaaba uga dhaw oo ay duqeyn karaan, sidaa daraadeed nabada aynu wada ilaashano, ayuu yiri\u2019\u2019 Sheekh Aadan Siiro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in hadii leysku dayo in la dhiso saldhiga militari ee Imaaraadka Carabta taa macnaheeda noqonayo in Soomaaliland yeelaneyso cadaw aysan hada laheyn waa sida uu hadalka u dhigay Sheekh Aadan Siiro.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhawaan ayaa la sheegay in Soomaaliland hishiis la gashay dowladda Imaaraadka Carabta, kaa oo la xiriira saldhig militari oo ay ka sameysanayaan magaalada Istiraatijiga ah ee Berbera.<\/p>\n<p>warsom22011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo waayadii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in maamulka Soomaaliland saldhig militari Imaaraadka ka siinayo magaalada Berbera, ayaa durbaba waxaa soo baxay digniino arintaa ka dhan ah oo ay jeedinayaan culimada. Sheekh Aadan Siiro oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliland ayaa ka digay halista ka dhalan karta saldhiga la sheegay in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33500","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33500","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33500"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33500\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33501,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33500\/revisions\/33501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33500"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33500"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33500"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}