{"id":33497,"date":"2017-01-21T21:49:03","date_gmt":"2017-01-21T18:49:03","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33497"},"modified":"2017-01-21T21:50:33","modified_gmt":"2017-01-21T18:50:33","slug":"asia-pactmadaxweynaha-cusub-ee-dalka-mareykanka-trump-oo-sheegey-in-uu-ka-baxayo-heshiiska-qaarada-asia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/asia-pactmadaxweynaha-cusub-ee-dalka-mareykanka-trump-oo-sheegey-in-uu-ka-baxayo-heshiiska-qaarada-asia\/","title":{"rendered":"ASIA PACT:Madaxweynaha cusub ee dalka Mareykanka TRUMP oo sheegey in uu ka baxayo heshiiska Qaarada ASIA."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Madaxweynaha shalay loo dhaarshay Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalayba sheegay in dalkiisu ka baxayo heshiiska Trans-Pacific Pact.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Heshiiskaa oo ka dhexeeya 12 dal oo Mareykanku kujiro ayaa lagu soo gaabshaa TPP. Waxaa khudbadii shalay lagu dhalliilay inuusan ka hadal arimaha Yurub iyo Afrika.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa lagu dhalliilay oo kale inuu is moogeysiiyay in Mareykanku yahay dalka dunida oo dhan ay eegeyso ee ugu awooda roon dhaqaale iyo militari ahaanba.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Bayaan kasoo baxay shalay Aqalka Cad ee looga arimiyo Mareykanka durba markii saa loo caleemo saaray Trump ayaa xusay in tillaabo laga qaadayo dawladaha dalalka dhaawaca heshiisyada ganacsiga ee kala dhexeeya Mareykanka.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa bayaankaasi sidoo kale xusay in tillaabo laga qaadayo dawladaha dalalka wax u dhima shaqaalaha Mareykanka ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Laakiin waxaa lagu sheegay in dawlada Trump ay ku dhiirran tahay inay adkeyso wada xaajoodna ka gasho heshiiska ganacsiga xorta ah ee waqooyiga Ameerika -NAFTA.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Heshiiskaa lagu magacaabo NAFTA ayaa lasaxiixay sanadkii 1994 wuxuuna ka dhexeeyaa Mareykanka,\u00a0 Canada iyo Mexico.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha shalay loo dhaarshay Mareykanka Donald Trump ayaa Jimcihii shalayba sheegay in dalkiisu ka baxayo heshiiska Trans-Pacific Pact. Heshiiskaa oo ka dhexeeya 12 dal oo Mareykanku kujiro ayaa lagu soo gaabshaa TPP. Waxaa khudbadii shalay lagu dhalliilay inuusan ka hadal arimaha Yurub iyo Afrika. Waxaa lagu dhalliilay oo kale inuu is moogeysiiyay in Mareykanku yahay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33499,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[],"class_list":["post-33497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33497"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33498,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33497\/revisions\/33498"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33499"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}