{"id":33490,"date":"2017-01-20T23:33:08","date_gmt":"2017-01-20T20:33:08","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33490"},"modified":"2017-01-20T23:37:48","modified_gmt":"2017-01-20T20:37:48","slug":"musharaxnimada-aamina-maxamed-ee-gudoomiyaha-mafrica-oo-jabuuti-taageertey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/musharaxnimada-aamina-maxamed-ee-gudoomiyaha-mafrica-oo-jabuuti-taageertey\/","title":{"rendered":"Musharaxnimada Aamina Maxamed ee gudoomiyaha M\/Africa oo Jabuuti taageertey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dowlada Jabuuti ayaa markii ugu horeysay muujineysa taageerada ay u hayaan musharaxnimada wasiirka arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ah musharax u taagan xilka guddoonka midowga Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka arimaha dibada Jabuuti, Maxamuud Ali Yuusuf ayaa sheegay in xiligan la gaaray waqtigii geeska Africa ay la wareegi lahaayeen hogaanka ugu sareeya ururka midowga Africa.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaa waqtigii wadamada geeska Afrika ay hogaanka ugu sareeya ururka midowga Africa ay la wareegi lahaayeen wayna ku habboon tahay xilkaas Marwo Amina Maxamed iyadoo ah qofkii ugu wanaagsanaa ee abid hogaamiya ururka.\u201dayuu yiri wasiirka Arrimaha dibbada ee Jabuuti.<\/p>\n<p align=\"justify\">Madaxweynaha dalka Kenya ayaa dhinaciisa uga mahad celiyay dowladda Jabuuti mowqifkeeda ku aadan taageerada ay u hayaan Ms Amina waxana uu ku baaqay in si wadajir ah loogaga shaqeeyo sidii lagu taageeri lahaa wasiirka Arrimaha Dibada Kenya Marwo Amina Maxamed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, kulan dhaxmaray wasiirka arimaha dibada Jabuuti iyo madaxda dalka Kenya ayaa looga wada hadlay xaaladaha nabad-galyo ee wadamada Soomaaliya iyo Koonfurta Suudaan, iyo sidii looga wada shaqeyn lahaa nabad ku soo celinta labada dal.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowlada Jabuuti ayaa markii ugu horeysay muujineysa taageerada ay u hayaan musharaxnimada wasiirka arimaha dibada Kenya Amina Mohamed oo ah musharax u taagan xilka guddoonka midowga Africa. Wasiirka arimaha dibada Jabuuti, Maxamuud Ali Yuusuf ayaa sheegay in xiligan la gaaray waqtigii geeska Africa ay la wareegi lahaayeen hogaanka ugu sareeya ururka midowga Africa. \u201cWaa waqtigii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33492,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33490","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33490","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33490"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33490\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33491,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33490\/revisions\/33491"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33492"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33490"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33490"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33490"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}