{"id":3349,"date":"2011-09-29T14:53:21","date_gmt":"2011-09-29T14:53:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3349"},"modified":"2011-09-29T14:53:21","modified_gmt":"2011-09-29T14:53:21","slug":"sarkaal-ka-tirsan-laamaha-ammaanka-puntland-oo-xalay-lagu-toogtay-magaalada-bosaaso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/sarkaal-ka-tirsan-laamaha-ammaanka-puntland-oo-xalay-lagu-toogtay-magaalada-bosaaso\/","title":{"rendered":"Sarkaal Ka Tirsan Laamaha Ammaanka Puntland Oo Xalay Lagu Toogtay Magaalada Bosaaso"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/boosaaso3.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3352\" title=\"boosaaso\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/boosaaso3.jpg\" alt=\"\" width=\"331\" height=\"268\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>Xalay ayaa waxaa magaalada Boosaaso lagu diley Gaashaanle Axmed Maxamed Nuux (Ambeeba) oo ahaa sarakaal ka tirsan ciidamada Booliska gobolka Bari islamarkaana halkaasi lagu toogtay.<\/p>\n<p>Marxuum Axmed\u00a0 oo kamid ahaa Saraakiisha ugu magaca dheer Booliska Puntland islamarkaana ka tirsanaa howl wadeenada maxkamda darajada 1-aad ee gobolka bari , ayaa xalay kooxo hubaysan ay ku toogteen agagaarka gurigiisa oo ku yaala xaafada New Bosaso\u00a0.<\/p>\n<p>Goobta Dilka uu ka dhacay goob jooge \u00a0ka ag dhowaa ayaa sheegay in <strong>Axmed Maxamed Nuux (Ambeeba)<\/strong> ay toogteen rag baaskoolado ku hubeysnaa<\/p>\n<p>Wuxuuna isla durbadiiba ku quurbaxay goobtii lagu diley lagumana guuleysan in xarumaha caafimaadka isaga oo nool lala gaaro.<\/p>\n<p>Dilalkaani ka dhanka ah Madaxda Maamul Goboleedka Puntlan Ayaan Aheen markii ugu horeysey oo magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari lagu dilo<\/p>\n<p>Waxaase jirey marar badan oo sidan oo kale siyaabo kala duwan Saraakiil ciidamada ka tirsan iyo\u00a0 dad kale oo bulshada dhexdeeda magac ku lahaa loogu Ugaarsado Xafadaha ka tirsan Puntland<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Xalay ayaa waxaa magaalada Boosaaso lagu diley Gaashaanle Axmed Maxamed Nuux (Ambeeba) oo ahaa sarakaal ka tirsan ciidamada Booliska gobolka Bari islamarkaana halkaasi lagu toogtay. Marxuum Axmed\u00a0 oo kamid ahaa Saraakiisha ugu magaca dheer Booliska Puntland islamarkaana ka tirsanaa howl wadeenada maxkamda darajada 1-aad ee gobolka bari [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3349","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3349","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3349"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3349\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3353,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3349\/revisions\/3353"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3349"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3349"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3349"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}