{"id":33481,"date":"2017-01-20T22:32:14","date_gmt":"2017-01-20T19:32:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33481"},"modified":"2017-01-20T23:46:43","modified_gmt":"2017-01-20T20:46:43","slug":"dagaalyahanada-al-shabaab-oo-qm-sheegtey-in-ay-caruur-u-badanyihiin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-qm-sheegtey-in-ay-caruur-u-badanyihiin\/","title":{"rendered":"Dagaalyahanada Al-shabaab oo Q\/M sheegtey in ay Caruur u badanyihiin."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dagaalyahanada-al-shabaab-oo-qm-sheegtey-in-ay-caruur-u-badanyihiin\/dagaal-yahano-alshabaab-caruur\/\" rel=\"attachment wp-att-33486\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33486\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/dagaal-yahano-alshabaab-caruur-150x150.jpg\" alt=\"dagaal yahano alshabaab caruur\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/dagaal-yahano-alshabaab-caruur-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/dagaal-yahano-alshabaab-caruur-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a>Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaa sheegay in kala bar dagaalamayaasha Al-shabaab yihiin caruur, kuwaa oo lagu qasbo in ay ka qeyb-qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda DF Soomaaliya iyo AMISOM.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xog-hayaha QM ayaa sheegay in dagaalkii dhaxmaray March 2016ka ciidamada Puntland iyo Al-shabaab inta badan xoogaggii lagu qabtay ahaayeen caruur la heystayaal ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Antonio Guterres, ayaa sheegay in caruurta dagaalka lagu qabtay sheegeen in laga soo waday dugsiyadii ay wax ka baranayeen xili waalidkii dhalay ay u soo direen in ay wax bartaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta QM ayaa lagu sheegay in caruurtan intooda badan loo adeegsado, furmaha dagaalka, isticmaalka walxaha qarxa, ka shaqeynta basaasnimada iyo mar marka qaar howlaha guriga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Warbixinta xog-hayaha ayaa sidoo kale sheegeysa in carruurta ka tirsan Al-shabaab oo ay dagaalka ku qasbaan ay gaarayaan da\u2019 ahaan 9-jir, kuwaas oo la geeyo furumaha \u00a0hore ee dagaalka, iyagoo xambaarsan hub culus.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyntii xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaaa ku baaqay in aan la dagaal galin caruurta yar yar si aan mustaqbalkooda loo lumin.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xog-hayaha guud ee QM Antonio Guterres, ayaa sheegay in kala bar dagaalamayaasha Al-shabaab yihiin caruur, kuwaa oo lagu qasbo in ay ka qeyb-qaataan dagaalka ka dhanka ah dowladda DF Soomaaliya iyo AMISOM. Xog-hayaha QM ayaa sheegay in dagaalkii dhaxmaray March 2016ka ciidamada Puntland iyo Al-shabaab inta badan xoogaggii lagu qabtay ahaayeen caruur la heystayaal ah. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33486,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33481","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33481","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33481"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33481\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33488,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33481\/revisions\/33488"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33486"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33481"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33481"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33481"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}