{"id":33475,"date":"2017-01-20T20:16:42","date_gmt":"2017-01-20T17:16:42","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33475"},"modified":"2017-01-20T20:22:48","modified_gmt":"2017-01-20T17:22:48","slug":"jaaliyadda-soomaalida-norway-oo-isu-diyaarinaya-in-ay-gacan-ka-geystaan-abaaraha-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jaaliyadda-soomaalida-norway-oo-isu-diyaarinaya-in-ay-gacan-ka-geystaan-abaaraha-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Jaaliyadda Soomaalida Norway oo isu diyaarinaya in ay gacan ka geystaan Abaaraha Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Jaaliyada Soomaalida ee Norway ayaa olole ugu jirta sidii loogu gurman lahaa dadka abaaruhu saameeyeen ee dalka Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Hayadaha samafalka ee dalka Norway iyo masuuliyiin kasocday jaaliyada Soomaalida ee dalkaa kunool ayaa kulan shalay ku yeeshay Oslo oo ah caasimada Norway. Waxay ka wada hadleen sidii dadka Soomaalida ah loogu gurman lahaa gargaar baniaadminimana loo gaarsiin lahaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa masuuliyiin ka tirsan jaaliyadaasi u sheegeen warbaahinta shirka kadib in sababta ay ula kulmeen hayadaha Norway ee samafalka ay tahay in caalamku ogaado in abaar ba&#8217;ani ka jirto Soomaaliya maadaama Soomaalida maahee dadyowga caalamku aysan in badan oo ka tirsan war ka heyn abaartaa.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ubax Cabdullaahi waxay ka tirsan tahay xisbiga shaqaalaha ee dalkaasi Norway. Waxay Ubax sidoo kale ku jirtay masuuliyiintii shalay la kulmay hayadaha samafalka ee Norway.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Sidee arinkaan dadka loogu baraarujin karaa ayaa shirku ku saabsanaa. Waxaa arinkaan noo sahlayaa arinka dambe ee aanu ku dhaqaaqi doono ee dhaqaale uruurinta ah. Siyaasiyiinta ku bixinaaya malaayiin doolar doorashada meel u jirta dhowr km-na dad ay gaajo ugu dhimanayaan taasi waa ciqaab nala tusinaayo&#8217;. Siyaa ayay tiri Ubax.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">&#8216;Waxaa loo baahan yahay in meelo badan laga wada shaqeeyo. Jaaliyada arintaan waxay u noqotay mawduuc in badan ay ka hadasho. Dad badan intaan ka war qabo aad ayay uga warhayaan dadka abaaruhu saameeyeen. Soomaalidu waa dad deeqsiyiin ah laakiin awooda ayaa yar&#8217;. Intaa ayay raacisay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Soomaaliya ayaa waxaa ka jirta abaar ba&#8217;an ayadoo dad iyo duunyaba ay u le&#8217;deen abaarta saamaynteeda ba&#8217;an meelo kala duwan oo dalka ah.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dadkii iyo duunyadii intii soo hartay ayaa iminka geeri iyana qarka u saaran gaar ahaana xoolaha ayaa aad u le&#8217;anaya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jaaliyada Soomaalida ee Norway ayaa olole ugu jirta sidii loogu gurman lahaa dadka abaaruhu saameeyeen ee dalka Soomaaliya. Hayadaha samafalka ee dalka Norway iyo masuuliyiin kasocday jaaliyada Soomaalida ee dalkaa kunool ayaa kulan shalay ku yeeshay Oslo oo ah caasimada Norway. Waxay ka wada hadleen sidii dadka Soomaalida ah loogu gurman lahaa gargaar baniaadminimana loo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33477,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33475","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33475","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33475"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33475\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33476,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33475\/revisions\/33476"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33477"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33475"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33475"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33475"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}