{"id":33466,"date":"2017-01-20T19:12:35","date_gmt":"2017-01-20T16:12:35","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33466"},"modified":"2017-01-20T19:15:04","modified_gmt":"2017-01-20T16:15:04","slug":"degmada-afgooye-oo-xarakada-al-shabaab-weerar-xaley-kusoo-qaadeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/degmada-afgooye-oo-xarakada-al-shabaab-weerar-xaley-kusoo-qaadeen\/","title":{"rendered":"Degmada Afgooye oo xarakada AL-shabaab weerar xaley kusoo qaadeen."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weeraro culus ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka ku dhaqan degmada qaarkood oo subaxnimadii hore ee saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qeybo ka mid ah degmada gudaha u soo galeen galeen xoogagga Al-shabaab oo dagaal culus la gallay ciidamada dowlada oo markii danbe ku guuleystay in ay dib isaga caabiyaan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ilaa iyo hada lama oga khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay dagaalka oo ahaa mid dhinacyada iska soo horjeeda isku weydaarsadeen noocyada kala duwan ee hubka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sidoo kale ilaa iyo hadda ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca maamulka degmada iyo saraakiisha ciidamada dowladda oo la xiriira dagaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, marar badan oo hore ayeey Al-shabaab sidan oo kale u weerareen fariisimaha ciidamada dowlada iyo AMISOM ee degmada Afgooye.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/hormuud-logo-17\/\" rel=\"attachment wp-att-33423\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaalyahanno ka tirsan xoogagga Al-shabaab ayaa saqdii dhexe ee xalay weeraro culus ku qaaday fariisimo ciidamada dowladda ku leeyihiin degmada Afgooye ee gobolka Sh\/hoose. Dadka ku dhaqan degmada qaarkood oo subaxnimadii hore ee saakay la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in qeybo ka mid ah degmada gudaha u soo galeen galeen xoogagga Al-shabaab oo dagaal culus [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33468,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33466","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33467,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33466\/revisions\/33467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}