{"id":33460,"date":"2017-01-20T02:52:33","date_gmt":"2017-01-19T23:52:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33460"},"modified":"2017-01-20T02:56:36","modified_gmt":"2017-01-19T23:56:36","slug":"wafdi-u-baxey-xalinta-khilaafka-galmudug-oo-xildhibaanada-maamulkaasi-diideen-la-kulankooda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wafdi-u-baxey-xalinta-khilaafka-galmudug-oo-xildhibaanada-maamulkaasi-diideen-la-kulankooda\/","title":{"rendered":"Wafdi u baxey Xalinta khilaafka Galmudug oo xildhibaanada  maamulkaasi diideen la kulankooda."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xildhibaannadii dhawaan sheegay in ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa\u00a0 diiday in ay la kulmaan wafdi ka socda labada aqal ee dowlada oo maalintii shalay gaaray magaalada Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xiligan aysan la kulmi Karin wafdiga ka socda DF oo sida ay hadalka u dhigeen ka shaqeynaya wax aan dan ugu jirin shacabka reer Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaannada ayaa ku eedeeyay wafdiga in ay ka shaqeynayaan sidii ay xafiiska ugu sii heyn lahaayeen madaxweynaha oo sida ay hadalka u dhigeen kol hore xildhibaannada kalsoonida kala laabteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa ay iska fogeeyeen eedeyn dhinacooda loo jeediyay oo ah sababta ay ugu kacsan yihiin Cabdikariin Xusseen Guulleed tahay mishaar la\u2019aan mudo dheer soo food saartay, iyaga oo taa badalkeeda sheegay in mishaar ay qaataan uga weyn tahay masiirka iyo rabitaanka shacabka reer Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Cadaado waxaa ku sugan wafdi ka kooban labada golle ee dowladda oo uu horkacayo wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka xukuumada Soomaaliya C\/raxmaan Max\u2019ed Xusseen Odawaa.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xiisada Siyaasadeed ee ka taagan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ee maamulka Galmudug ayaa sii kordhaya, markii ay go\u2019aankooda ku adkeysteen xildhibaanadii xilka ka qaaday Guuleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, madaxweynaha Galmudug ayaa wali ku sugan magaalada Muqdisho, kaddib markii uu cadaadis xoog leh kala kulmay siyaasiyiin iyo xildhibaanno deegaannadaas ka soo jeeda.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/hormuud-logo-17\/\" rel=\"attachment wp-att-33423\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannadii dhawaan sheegay in ay kalsoonida kala noqdeen madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa\u00a0 diiday in ay la kulmaan wafdi ka socda labada aqal ee dowlada oo maalintii shalay gaaray magaalada Cadaado. Qaar ka mid ah xildhibaannada oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xiligan aysan la kulmi Karin wafdiga ka socda DF oo sida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33462,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33460","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33460"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33461,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33460\/revisions\/33461"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33462"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33460"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33460"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33460"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}