{"id":33448,"date":"2017-01-19T22:29:40","date_gmt":"2017-01-19T19:29:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33448"},"modified":"2017-01-19T22:32:42","modified_gmt":"2017-01-19T19:32:42","slug":"musharaxiinta-gudoonka-aqalka-sare-oo-lasoo-bandhigi-doono-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/musharaxiinta-gudoonka-aqalka-sare-oo-lasoo-bandhigi-doono-maanta\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta Gudoonka Aqalka Sare oo lasoo bandhigi doono maanta."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa maanta oo Khamiis ah la soo gabagabeynayaa diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya sida ay shaageen guddiga qaban-qaabada doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka sare ayaa horay u sheegay in maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 19-ta bisha Janaayo la soo gaba gabeynayo diiwaan gelinta iyo codsi qabashada musharaxiinta u tartameysa silka guddoonka aqalka sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Marka la soo gabagabeeyo diiwaan-galinta ayaa la filayaa in ay shaaciyeen gudiga xubnaha ilaa iyo hadda isku soo taagay qabashada guddoonka aqalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudiga loo xil saaray qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka ayaa waxa ay ka kooban yihiin Lix xubnood, waxaana shaqada loo igmaday ay tahay kaliya qaban qaabada doorashada guddoomiyaha aqalka sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalinta Sabtida ah ayaa lagu wadaao in la dhageysto khudbadaha musharaxiinta, iyadoo maalinta xigta ee Axada Taariikhduna ay ku beegan tahay 22-ka Bishan ay dhaceyso doorashada.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/hormuud-logo-17\/\" rel=\"attachment wp-att-33423\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa maanta oo Khamiis ah la soo gabagabeynayaa diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya sida ay shaageen guddiga qaban-qaabada doorashada. Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka sare ayaa horay u sheegay in maanta oo ay taariikhda ku beegan tahay 19-ta bisha Janaayo la soo gaba gabeynayo diiwaan gelinta iyo codsi qabashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33451,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33448","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33448","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33448"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33448\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33449,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33448\/revisions\/33449"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33451"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33448"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33448"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33448"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}