{"id":33430,"date":"2017-01-19T01:06:22","date_gmt":"2017-01-18T22:06:22","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33430"},"modified":"2017-01-19T01:08:54","modified_gmt":"2017-01-18T22:08:54","slug":"wabi-shabeelle-goob-biyuhu-mari-jireen-oo-maanta-garoon-kubada-lagu-ciyaaro-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/wabi-shabeelle-goob-biyuhu-mari-jireen-oo-maanta-garoon-kubada-lagu-ciyaaro-ah\/","title":{"rendered":"Wabi SHabeelle: goob biyuhu mari jireen oo maanta Garoon kubada lagu ciyaaro ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Tani waa dhibaato kale oo soo food saartay dadka ku dhaqan deegaannada uu maro wabiga shabeelle oo markii horeba la daalaa-dhacayay xaalada abaarta oo ay ugu sii darsantay biyihii wabiga shabeelle oo gabi ahaanba guray.<\/p>\n<p align=\"justify\">Biyo la\u2019aanta ayaa marka la eego saameyn xoog leh oo muuqata ku yaallatay dadka ku dhaqan deegaannada dhaca jiinka wabiga oo si kastaba nolashoodu ku xirneyd isticmaalka biyaha wabiga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Muuqaalo la soo qaaday ayaa muujinaya gudaha wabiga oo dadka iyo duunyada isla dhaxmarayaan, meellaha qaarna caruurtu ku dhax cayaarayaan, waxaana beeraleydii ku tiirsaneyd biyaha webigan soo food saartay xaalad adag.<\/p>\n<p align=\"justify\">Soomaaliya hada waxaa jirta abaar aad u daran oo saameyn ku yeelatay dadka iyo duunyada, waxaan dowladda federaalka iyo maamulada hoose ay wadaan dadaalo dadkan lagu badbaadinayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, bartimihii sanadkii hore ayuu mar sidan oo kale wabigu u biyo yareeyay guud ahaanba deegaannada uu maro, hasse ahaatee biyo la\u2019aantan ayaa ku soo aaday xili dadka reer miyiga ah la soo daristay xaalad adag oo dhinaca nolasha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/hormuud-logo-17\/\" rel=\"attachment wp-att-33423\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tani waa dhibaato kale oo soo food saartay dadka ku dhaqan deegaannada uu maro wabiga shabeelle oo markii horeba la daalaa-dhacayay xaalada abaarta oo ay ugu sii darsantay biyihii wabiga shabeelle oo gabi ahaanba guray. Biyo la\u2019aanta ayaa marka la eego saameyn xoog leh oo muuqata ku yaallatay dadka ku dhaqan deegaannada dhaca jiinka wabiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33432,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33430","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33430","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33430"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33430\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33431,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33430\/revisions\/33431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33432"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33430"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33430"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33430"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}