{"id":33422,"date":"2017-01-18T23:59:40","date_gmt":"2017-01-18T20:59:40","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33422"},"modified":"2017-01-19T00:54:50","modified_gmt":"2017-01-18T21:54:50","slug":"xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/","title":{"rendered":"Xarunta kmg ee G\/mudug oo ay gaareen Xildhibaano ka tirsan labada Aqal."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa goor dhaw oo maanta ah gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida uu warsom u sheegay wariye ku sugan magaalada Cadaado wafdiga waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka C\/raxmaan Max\u2019ed Xusseen Odawaa, oo ujeedada socdaalkooda lagu sheegay in xal u helida xiisada siyaasadeed ee halkaa ka jirta.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wafdiga ayaa lagu wadaa in ay iska arkaan ama kulamo la qaataan wasiirada iyo xildhibaannada Galmudug, sidoo kalana waxaa ay kulamo la qaadan doonaan odayaasha iyo waxgaradka deegaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Odayaasha magaalada Cadaado ayaa ilaa maanta ku howlanaa dadaalo lagu xalinayo xiisadda ka jirta magaalada Cadaado.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii iska horimaadka ka dhacay degmada ku dhinteen labo askari, waxaana iska horimaadkaa uu salka ku hayay kala qeybsanaanta siyaasadeed ee ka jirta Cadaado.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xarunta-kmg-ee-gmudug-oo-ay-gaareen-xildhibaano-ka-tirsan-labada-aqal\/hormuud-logo-17\/\" rel=\"attachment wp-att-33423\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33423\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-4-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw oo maanta ah gaaray magaalada Cadaado ee xarunta KMG u ah maamulka Galmudug wafdi ka socda labada aqal ee dowladda federaalka Soomaaliya. Sida uu warsom u sheegay wariye ku sugan magaalada Cadaado wafdiga waxaa hogaaminaya wasiirka arimaha gudaha iyo federaalka C\/raxmaan Max\u2019ed Xusseen Odawaa, oo ujeedada socdaalkooda lagu sheegay in xal u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33426,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33422","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33422","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33422"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33422\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33429,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33422\/revisions\/33429"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33426"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33422"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33422"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33422"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}