{"id":33419,"date":"2017-01-18T23:36:29","date_gmt":"2017-01-18T20:36:29","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33419"},"modified":"2017-01-18T23:38:01","modified_gmt":"2017-01-18T20:38:01","slug":"ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dawladda-federalka-oo-qm-sheegtey-in-ay-dileen-92-ruux-2016","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ciidamada-amisom-iyo-kuwa-dawladda-federalka-oo-qm-sheegtey-in-ay-dileen-92-ruux-2016\/","title":{"rendered":"Ciidamada Amisom iyo kuwa dawladda federalka oo Q\/M sheegtey in ay dileen 92 ruux 2016."},"content":{"rendered":"<p>-Ciidamada amniga Somaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Somalia ayaa la sheegay in ay dileen dad gaaraya 92 qof oo shacab ah afartii bilood ee ugu danbaysay sanadkii tagay ee 2016.-ka.<\/p>\n<p>Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tiradan ay ka badan-tahay inta Al-shabaab ay ku dishay gudaha Somalia isla sanadkaas ,isla markaana ay jirto xaalad laga walaaco oo arintan la xiriirta.<\/p>\n<p>Ciidamada Amniga Somalia ayaa la sheegay in ay mas\u2019uul ka yihiin dilka 55 qof oo rayid ah ,halka ciidamada AMISOM ay gacantooda ku dileen 37 qof oo iyagana rayid ahaa sida lagu xusay warbixintan oo ka koobanayd 20 bog.<\/p>\n<p>Qaramada Midoobay oo si guud u dul-martay dilalka ay Al-shabaab ka gaysatay gudaha Somalia sanadkii tagay ayaa tilmaamtay in ciidanka AMISOM ay sidoo kale ku lug leeyihiin tacdiyo ka dhan ah xuquuqul-insaanka.<\/p>\n<p>\u201cAmni darradu waa mid aad u baahsan gudaha Somalia ,Al-shabaab-na \u00a0waxa ay \u00a0kordhisay weerarada loo adeegsaday qaraxyada si ay qalalaaso u abuurto inta doorashada lagu jiro\u201d ayaa lagu yiri warbixinta .<\/p>\n<p>\u201cBartamaha iyo Koonfurta Somalia waxa ay Al-shabaab keentay ciidamo iyaga u dagaalama si ay u kordhiyaan weerarada ka dhanka ah dowladda iyo waliba ciidamada AMISOM \u201c ayaa mar kale lagu yiri warbxintan oo aad u dheerayd.<\/p>\n<p>Ugu danbayn, bixin la\u2019aanta mushaarka ciidamada ayaa la sheegay in ay qayb-weyn ka qaadatay amni darrada ka jirta gudaha Somalia ,iyadoo in ka badan 13 bilood aan mushaar la siin ciidamada dowladda Somalia ee ku sugan gudaha dalka.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>-Ciidamada amniga Somaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee ku sugan gudaha Somalia ayaa la sheegay in ay dileen dad gaaraya 92 qof oo shacab ah afartii bilood ee ugu danbaysay sanadkii tagay ee 2016.-ka. Warbixin ka soo baxday Qaramada Midoobay ayaa lagu sheegay in tiradan ay ka badan-tahay inta Al-shabaab ay ku dishay gudaha Somalia [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33419","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33419","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33419"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33419\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33420,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33419\/revisions\/33420"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33419"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33419"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33419"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}