{"id":33416,"date":"2017-01-18T23:21:51","date_gmt":"2017-01-18T20:21:51","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33416"},"modified":"2017-01-18T23:28:55","modified_gmt":"2017-01-18T20:28:55","slug":"ururka-midawga-yurub-oo-soomaaliya-ugu-baaqey-in-laga-gudbo-caqabadaha-jira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ururka-midawga-yurub-oo-soomaaliya-ugu-baaqey-in-laga-gudbo-caqabadaha-jira\/","title":{"rendered":"Ururka Midawga Yurub oo Soomaaliya ugu baaqey in laga gudbo caqabadaha jira."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Ururka Midowga Yurub (EU) ayaa asbuucii tagay ugu baaqay xildhibaanada Soomaalida ah ee dhawaan la doortay inay ka shaqeeyaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha siyaasada iyo ammaanka dalka hortaagan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa kaloo EU uu ugu baaqay Soomaalida in laga shaqeeyo sidii maamulka dalka loo horumarin lahaa isla markaana xukunka caqabadaha hortaagan meesha looga saari lahaa si si munaasab ah dalka dib loogu dhiso.\u00a0 Wuxuu EU kula dardaarmay xildhibaanada cusub ismaqal iyo dib u heshiisiin dalka oo dhan ah inay ka shaqeeyaan.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa Soomaalida guud ahaan uu EU ku waaniyay in bixinta khadamaatka la horumariyo si dadka Soomaaliya si munaasab ah loogu adeego.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">EU ayaa ku tirtirsiiyay hoggaanka cusub ee Soomaaliya inuu dhiso waax amni oo awood leh lana aamini karo.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">\u00a0\u201cEU ayaa bayaaninaya rajadaas waxaana ayadoo hoggaanka cusub iyo xildhibaanada la kaashanayo diirada la saari doonaa caqabadaha jira.\u201d Bayaan ka soo baxay EU ayaa sidaa lagu xusay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">EU ayaa sheegay in Soomaaliya iminka ay u baahan tahay hayado dawli ah oo adag si guulaha la gaaray kuwo aad run u ah looga dhigo.<\/span><\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Midowga Yurub (EU) ayaa asbuucii tagay ugu baaqay xildhibaanada Soomaalida ah ee dhawaan la doortay inay ka shaqeeyaan sidii looga gudbi lahaa caqabadaha siyaasada iyo ammaanka dalka hortaagan. Waxaa kaloo EU uu ugu baaqay Soomaalida in laga shaqeeyo sidii maamulka dalka loo horumarin lahaa isla markaana xukunka caqabadaha hortaagan meesha looga saari lahaa si [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33418,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33416"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33417,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33416\/revisions\/33417"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33418"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}