{"id":33408,"date":"2017-01-18T22:20:33","date_gmt":"2017-01-18T19:20:33","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33408"},"modified":"2017-01-18T22:22:35","modified_gmt":"2017-01-18T19:22:35","slug":"doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/","title":{"rendered":"Doorasha AQalka Hoose ee Gobolada waqooyi oo maanta gacanta leysula tegey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo qalalaase, kadib markii ay gacanta iskula tageen qaar ka mid ergada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Intii ay soctay doorashad ayaa waxaa gacanta iskula tagay ergo ku sugneyd xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto doorashada, waxaana shaqsiyaadka gacanta iskula tagay ka mid ahaayeen ergadii dooran laheyn musharixiinta kala ah Qadro Axmed Ibraahim, Guuleed Ceydurus Cige, Canab Xasan Kaahin \u00a0iyo Shugri Cabdi Yuusuf oo dhmaantood ku tartamayay hal kursiga oo kaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xubnaha gacan ka hadalka bilaabay ayaa la sheegay in taageerayaal u ahaayeen Qadro Axmed Ibraahim oo aan waqtigaa goobta ku sugneyn, hasse ahaatee waxaa markii danbe dibada uga saaray xarunta ciidamada ammniga.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, siddoo kale waxaa maanta la doortay labo xildhibaan oo kala ah C\/raxmaan Max\u2019uud Caateeye 49 cod iyo Sakariye Xuseen Aar.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/hormuud-logo-16\/\" rel=\"attachment wp-att-33409\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33409\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-3-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/salaam-bank-40\/\" rel=\"attachment wp-att-33410\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33410\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/becco-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33411\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33411\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorasha-aqalka-hoose-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-gacanta-leysula-tegey\/tabaarak-32\/\" rel=\"attachment wp-att-33412\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33412\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-3-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Doorashada xubnaha aqalka hoose ee maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa ka dhashay buuq iyo qalalaase, kadib markii ay gacanta iskula tageen qaar ka mid ergada. Intii ay soctay doorashad ayaa waxaa gacanta iskula tagay ergo ku sugneyd xarunta Gaadiidka Booliska oo ay ka socoto doorashada, waxaana shaqsiyaadka gacanta iskula tagay ka mid ahaayeen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33415,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33408","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33408","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33408"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33408\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33414,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33408\/revisions\/33414"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33415"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33408"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33408"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33408"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}