{"id":33380,"date":"2017-01-18T02:02:25","date_gmt":"2017-01-17T23:02:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33380"},"modified":"2017-01-18T02:15:20","modified_gmt":"2017-01-17T23:15:20","slug":"33380","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/33380\/","title":{"rendered":"M\/weynaha J\/land Axmed Madoobe oo sheegey in ay iyagu isku tashanayaan dhulkaana xoreyn doonaan."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max&#8217;ed Islaam oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneeysa ka jeediyay soo xiritaankii kalfadhigii labaad ee baarlamanka Jubaland ayaa ka hadlay dhinaca amniga, isagoo sheegay in ay dardar gelin doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka wadaan gobollada Jubooyinka.<\/p>\n<p>Madaxweeynaha ayaa sheegay in duruufo adag oo dhanka dhaqaalaha ay heeystaan maamulkiisa, balse waxa uu xusay in ahmiyadda 1-aad ay siinayaan dhinaca amniga.<\/p>\n<p>&#8220;Hay&#8217;adaha amniga ha noqoto, kuwa sharciga ha noqdaan ama fulinta ama hay&#8217;adaha kale ee dowladda ama sharci dejinta, duruufaha na heeysta waa wax qof walba xog ogaal u yahay, muhiimadda halka aan saareeyno waa amniga iyo deegaanada naga maqan in aan raadinno,&#8221; ayuu madaxweeynuhu hadalkiisii raaciyay.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in howlgallada xoreynta deegaanada ay ka socon la&#8217;yihiin culeysyo uga imanaya dhanka beesha caalamka, isagoo sheegay in mar walba la leeyahay sanadka xiga ayaan bilaabeeyna ayna jirin cid tallaabo qaadeeyso.<\/p>\n<p>Madaxweeynaha ayaa sheegay in xaaladdan aan lagu sii juri karin, islamarkaana ay isku tashanayaan, ayna bilaabayaan howlgallo lagu xoreeynayo deegaanada maqan ee Jubooyinka.<\/p>\n<p>Waxaana muuqanaya in m\/weynuhu quus ka istaagey hiilka Amisom dalna aysan u qabaneyn sheekaduna isugu timid Mashruuca Soomaaliya hadii uu naga dhamaado xagee adeynaa?.<\/p>\n<p>Halkan hoose ka daawo khudbadda madaxweeynaha oo uu dhinacyo kala duwan uga hadlay<br \/>\n<iframe loading=\"lazy\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/a8ARHPK-jqI\" width=\"660\" height=\"495\" frameborder=\"0\" allowfullscreen=\"allowfullscreen\"><\/iframe>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max&#8217;ed Islaam oo khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneeysa ka jeediyay soo xiritaankii kalfadhigii labaad ee baarlamanka Jubaland ayaa ka hadlay dhinaca amniga, isagoo sheegay in ay dardar gelin doonaan howlgallada ka dhanka ah Al-shabaab ee ay ka wadaan gobollada Jubooyinka. Madaxweeynaha ayaa sheegay in duruufo adag oo dhanka dhaqaalaha ay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33383,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33380","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33380","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33380"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33380\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33385,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33380\/revisions\/33385"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33383"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33380"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33380"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33380"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}