{"id":33374,"date":"2017-01-18T00:32:58","date_gmt":"2017-01-17T21:32:58","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33374"},"modified":"2017-01-18T00:47:41","modified_gmt":"2017-01-17T21:47:41","slug":"dalka-masar-oo-weerar-ka-dhacey-lagu-diley-sideed-askeri","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dalka-masar-oo-weerar-ka-dhacey-lagu-diley-sideed-askeri\/","title":{"rendered":"Dalka Masar oo weerar ka dhacey lagu diley sideed Askeri."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegay in ugu yaraan siddeed askari oo boolis ah lagu dilay weerar mintidiin looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin kooxaha islaamiyiinta ay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala galbeedka dalkaasi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ayaa waxa ay sheegayaan in labo ka tirsan mintidiinta weerarka soo qaaday sidoo kale halkaasi lagu dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Weerarka ayaa ka dhacay deegaanka Naqab oo ku yaala koonfur galbeed dalkaasi Masar, waxaana soconaya howlgalo la xiriira weerarka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ilaa iyo hadda ma jirto cid sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkaasi. Mintidiin ka tirsan kooxda la baxday Dowladda Islaamka ayaa waxa boqolaal askari ku dileen dalkaasi tan iyo markii xukunka laga tuuray madaxweynihii hore ee dalkaasi Maxamed Mursi, sanadkii 2013.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Saraakiisha dalka Masar ayaa sheegay in ugu yaraan siddeed askari oo boolis ah lagu dilay weerar mintidiin looga shakiyay in ay ka tirsan yihiin kooxaha islaamiyiinta ay ku qaadeen bar koontarool oo ku taala galbeedka dalkaasi. Saraakiisha ayaa waxa ay sheegayaan in labo ka tirsan mintidiinta weerarka soo qaaday sidoo kale halkaasi lagu dilay. Weerarka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33376,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33374","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33374","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33374"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33374\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33375,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33374\/revisions\/33375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33376"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33374"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33374"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33374"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}