{"id":33371,"date":"2017-01-18T00:26:43","date_gmt":"2017-01-17T21:26:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33371"},"modified":"2017-01-18T00:27:34","modified_gmt":"2017-01-17T21:27:34","slug":"degmada-mahadaay-ee-gobolka-shdhexe-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen-xaley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/degmada-mahadaay-ee-gobolka-shdhexe-oo-al-shabaab-weerar-ku-qaadeen-xaley\/","title":{"rendered":"Degmada Mahadaay ee Gobolka SH\/dhexe oo AL-shabaab weerar ku qaadeen xaley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaadeen Al-shabaab fariisimo ciidamada AMISOM ku lahaayeen degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dadka degmada ayaa sheegaya in rasaas xoog leh laga maqlay saldhigyada ciidamada AMISOM ee weerarka lagu qaaday xalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Siddoo kale, dhawaqa rasaasta ay labada dhinac is weydaarsanayeen ayaa laga maqlayay deegaanno ka baxsan degmada Mahadaay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, ma jiro illaa iyo hadda wax war ah oo ka soo baxay iska horimaadkan oo ah kii ugu horeeyay ee lagu qaado saldhigyada ciidamada Burundi ee ku leeyihiin degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wixii warar ah ee kusoo kordha waxaan idiin balan qaadeynaa insha allaah soo gudbintooda .<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka ka imanaya degmada Mahaday ee gobolka Sh\/dhexe ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe weerar culus ku qaadeen Al-shabaab fariisimo ciidamada AMISOM ku lahaayeen degmada. Dadka degmada ayaa sheegaya in rasaas xoog leh laga maqlay saldhigyada ciidamada AMISOM ee weerarka lagu qaaday xalay. Siddoo kale, dhawaqa rasaasta ay labada dhinac is weydaarsanayeen ayaa laga maqlayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33373,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33371","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33371","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33371"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33371\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33372,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33371\/revisions\/33372"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33373"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33371"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33371"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33371"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}