{"id":33364,"date":"2017-01-17T23:45:23","date_gmt":"2017-01-17T20:45:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33364"},"modified":"2017-01-17T23:52:30","modified_gmt":"2017-01-17T20:52:30","slug":"musharaxiinta-dooneysa-in-ay-qabtaan-gudoonka-aqalka-sare-oo-diiwaangelintoodu-billaabaneyso","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/musharaxiinta-dooneysa-in-ay-qabtaan-gudoonka-aqalka-sare-oo-diiwaangelintoodu-billaabaneyso\/","title":{"rendered":"Musharaxiinta dooneysa in ay qabtaan gudoonka Aqalka sare oo diiwaangelintoodu billaabaneyso."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho ka bilaabato diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii maalntii shalay guddiga qaban-qaabada shaaciyeen xiliga la qabanayo doorashada.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha gudiga qaban-qaabada doorashada guddoonka aqalka sare Max\u2019ed Cusmaan Faarax (Dhagajuun), ayaa sheegay in maanta ay u fariisan doonaan inay diiwaan geliyaan musharixiinta dooneysa inay hogaamiso xildhibaanada aqalka sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diiwaan gelinta musharixiintaasi ayaa socon doonto ilaa maalinta Khamiista oo ay taariiqda ku beegan tahay 19 bisha Janaayo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Sida jadwalka ay ku soo saareen guddiga doorashada aqalka sare, waxaa maalinta Sabtida khudbadaha laga dhageysan doonaa musharixiinta dooneysa xilka guddoonka aqalka sare ee baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, 22-ka Bishan oo ku beegan maalinta Axada ayaa waxaa dhici doonta doorashada guddoonka aqalka sare, sida ay sheegeen guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka aqalka Sare.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa lagu wadaa in maanta magaalada Muqdisho ka bilaabato diiwaan-galinta musharixiinta u taagan xilka guddoonka aqalka sare ee Soomaaliya, kadib markii maalntii shalay guddiga qaban-qaabada shaaciyeen xiliga la qabanayo doorashada. Guddoomiyaha gudiga qaban-qaabada doorashada guddoonka aqalka sare Max\u2019ed Cusmaan Faarax (Dhagajuun), ayaa sheegay in maanta ay u fariisan doonaan inay diiwaan geliyaan musharixiinta dooneysa inay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33366,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33364","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33364","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33364"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33364\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33365,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33364\/revisions\/33365"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33366"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33364"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33364"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33364"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}