{"id":33361,"date":"2017-01-16T22:30:43","date_gmt":"2017-01-16T19:30:43","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33361"},"modified":"2017-01-16T22:38:54","modified_gmt":"2017-01-16T19:38:54","slug":"shariif-xasan-sh-aadan-oo-sheegey-in-ballan-ay-uga-baxeen-xildhibaano-kgalbeed-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/shariif-xasan-sh-aadan-oo-sheegey-in-ballan-ay-uga-baxeen-xildhibaano-kgalbeed-ah\/","title":{"rendered":"SHariif Xasan SH Aadan oo sheegey in ballan ay uga baxeen xildhibaano K\/galbeed ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka K\/galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isaga oo sheegay in siyaasiyiin reer K\/galbeed ah uga baxeen balantii ay wada dhigteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Shariif Xassan ayaa sheegay in hamigiisa uu ahaa\u00a0 in wax ka badal lagu sameeyo hogaanka dalka oo mudo dheer sida uu hadalka u dhigay u asteysnaa hal beellood oo kaliya, isaga oo intaa ku darray in hamigaas uu hadda noqday mid guuldareystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Isku day ayaan sameynay, laakiin ma guuleysan, annaga ujeedadeena waxey aheyd in dadka reer K\/galbeed sanadkan hellaan madaxweyne ama ra\u2019iisal wasaaare, laakiin siyaasiyiin ka soo jeedda deegaannadan oo aan arintaa isku afgaranay ayaa markii danbe ballantii nooga baxay\u2019\u2019 ayuu yiri Shariif Xassan Sheekh Aadan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in shacabka reer K\/galbeed, baarlamaanka iyo gollaha xukuumada maamulka intaba isku afgarteen sanadkan isku deyga ah in la hello madaxweyne ama ra\u2019iisal wasaare, lagana gudbno hanaanka aan qorneyn ee ah in reer K\/galbeed leeyihiin hogaanka baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Waxaan wali aaminsannahay in maalin maalmaha ka mid ah ku guuleysan doonno hogaanka sare ee dalka, maxaa yeellay wax aan leysku dayin lama hello, waxaan rabaa in aan wax ka badal ku sameyno arinta ah in hal qabiil oo kaliya kursiga madaxweynaha u tartamaan\u2019\u2019 ayuu yiri Shariif Xassan.<\/p>\n<div align=\"justify\">Shariif Xassan ayaa la rumeysan in uu saameyn weyn ku lahaa doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, isaga oo siweyn uga soo horjeeday in kursiga guddoonka baarlamaanka ku guuleysto Prof Max\u2019ed Sheekh Cismaan Jawaari, taa soo afjartay hankiisii siyaasadeed ee ahaa in uu u tartamo kursiga madaxweynaha.<\/div>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka K\/galbeed Shariif Xassan Sheekh Aadan oo dib ugu laabtay magaalada Baydhabo ayaa ka hadlay doorashada Soomaaliya, isaga oo sheegay in siyaasiyiin reer K\/galbeed ah uga baxeen balantii ay wada dhigteen. Shariif Xassan ayaa sheegay in hamigiisa uu ahaa\u00a0 in wax ka badal lagu sameeyo hogaanka dalka oo mudo dheer sida uu hadalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33363,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33361","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33361","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33361"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33361\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33362,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33361\/revisions\/33362"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33363"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33361"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33361"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33361"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}