{"id":33357,"date":"2017-01-16T22:21:54","date_gmt":"2017-01-16T19:21:54","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33357"},"modified":"2017-01-16T22:23:20","modified_gmt":"2017-01-16T19:23:20","slug":"dagaalo-ku-saleysan-aano-qabiil-kana-dhacey-gobolada-hiiraan-iyo-gguduud-oo-uu-ka-hadley-ugaas-xasan-ugas-kh","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/dagaalo-ku-saleysan-aano-qabiil-kana-dhacey-gobolada-hiiraan-iyo-gguduud-oo-uu-ka-hadley-ugaas-xasan-ugas-kh\/","title":{"rendered":"Dagaalo ku saleysan Aano Qabiil kana dhacey Gobolada Hiiraan iyo G\/guduud oo uu ka hadley Ugaas Xasan Ugas KH."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaalieed ayaa ku baaqay in la joojiyo dilalka ku saleysan qabiilka ee ka dhacay qeybo ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galguduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugaaska ayaa baaqan ka jeediyay kulan uu maanta magaalada Beledweyne kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka beellaha gobolka Hiiraan oo looga wada hadlay xiisada ka taagan deegaanno hoostaga gobollada Hiiraan iyo Galguduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Horay ayaan marar badan arintan uga hadlay colaad wax faa\u2019iido ah malaha, waxaan ka tacsiyeeynayaa dadkii micno la\u2019aanta loo dilay maalintii shalay labada dhinacba, waxaan leeyahay hal joojiyo dilalka ku dhisan qabiilka\u2019\u2019ayuu yiri Ugaas Xassan Ugaas Khaliif.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, Ugaas Xassan ayaa ugu baaqay waxgaradka iyo odayaasha labada dhinac in ay ka shaqeeyaan nabad-galyada lagana hortago wax kasta oo keeni kara in colaada oo sii baahda.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalintii shalay ayeey aheyd markii dad rayid ah siyaabo kala duwan oo loogu dilay gobollada Hiiraan iyo Galguduud.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ugaas Xassan Ugaas Khaliif oo ka mid ah duubabka dhaqanka Soomaalieed ayaa ku baaqay in la joojiyo dilalka ku saleysan qabiilka ee ka dhacay qeybo ka mid ah gobollada Hiiraan iyo Galguduud. Ugaaska ayaa baaqan ka jeediyay kulan uu maanta magaalada Beledweyne kula yeeshay odayaasha iyo waxgaradka beellaha gobolka Hiiraan oo looga wada hadlay xiisada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33359,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33357","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33357","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33357"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33357\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33360,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33357\/revisions\/33360"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33359"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33357"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33357"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33357"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}