{"id":33354,"date":"2017-01-16T22:00:45","date_gmt":"2017-01-16T19:00:45","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33354"},"modified":"2017-01-16T22:03:55","modified_gmt":"2017-01-16T19:03:55","slug":"gudiga-qaban-qaabada-doorashada-gudonka-aqalka-sare-oo-lagu-dhawaaqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/gudiga-qaban-qaabada-doorashada-gudonka-aqalka-sare-oo-lagu-dhawaaqey\/","title":{"rendered":"Gudiga Qaban qaabada Doorashada gudonka Aqalka sare oo lagu dhawaaqey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa goor dhaw lagu dhawaaqay gudiga qaban-qaabada doorashada xubnaha aqalka sare oo ka kooban 6 xubnood, kuwaa oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka aqalka sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa loo magacaabay Senator Prof Max\u2019ed Cismaan Faarax (Dhagajuun) oo laga soo doortay maamul gobolleedka Hirshabeellee, halka xog-hayaha gudiga doorashada uu noqonayo Senator Farxaan Cali Xuseen oo ka socda Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Hadaba Akhriso magacyada gudiga oo dhameystiran :<\/p>\n<p align=\"justify\">1. Senator Maxamed cusmaan Faarax (Dhagajuun) oo laga soo doortay Maamulka Hir Shabeelle.<\/p>\n<p align=\"justify\">2. Senator Jawaahir Axmed Cilmi oo la soo doorty maamulka Galmudug.<\/p>\n<p align=\"justify\">3. Senator Farxaan Cali Xuseen oo laga soo doortay maamulka Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">4.Senator C\/llaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag oo laga soo doortay Maamulka Jubbaland.<\/p>\n<p align=\"justify\">5. Senator C\/risaaq Axmed Cali oo laga soo doortay maamulka Somaliland.<\/p>\n<p align=\"justify\">6. Senator Xuseen Sheekh Max\u2019uud oo laga soo doortay maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Gudiga ayaa sheegay in 22 bishan oo ku beegan maalinta Axad ah todobadka danbe la dooran doono guddoonka aqalka sare.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magacaabista gudigan ayaa imaneysa kadib markii maalintii shalay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Max&#8217;ed Cismaan Jawaari ka dalbaday xubnaha aqalka sare in ay dadajiyaan doorashada guddoonkooda sare si loo guda-galo doorashada madaxweynaha oo wada jir ay u dooran doonaan xildhibaannada labada aqal.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa goor dhaw lagu dhawaaqay gudiga qaban-qaabada doorashada xubnaha aqalka sare oo ka kooban 6 xubnood, kuwaa oo ka shaqeyn doona doorashada guddoonka aqalka sare. Guddoomiyaha guddiga doorashada ayaa loo magacaabay Senator Prof Max\u2019ed Cismaan Faarax (Dhagajuun) oo laga soo doortay maamul gobolleedka Hirshabeellee, halka xog-hayaha gudiga doorashada uu noqonayo Senator Farxaan Cali Xuseen oo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33356,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33354","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33354","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33354"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33354\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33355,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33354\/revisions\/33355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33356"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33354"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33354"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33354"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}