{"id":33348,"date":"2017-01-16T21:36:15","date_gmt":"2017-01-16T18:36:15","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33348"},"modified":"2017-01-16T21:37:39","modified_gmt":"2017-01-16T18:37:39","slug":"deegaanka-bandiiradley-oo-afar-qof-ku-dhinteen-guri-uu-dab-qabsadey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/deegaanka-bandiiradley-oo-afar-qof-ku-dhinteen-guri-uu-dab-qabsadey\/","title":{"rendered":"Deegaanka Bandiiradley oo Afar qof ku dhinteen Guri uu dab qabsadey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya degmada Bandiiradley oo hoostaga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, \u00a0ayaa sheegaya in afar ruux oo isku qoys ah ay ku dhinteen dab qabsaday gurigii ay deganaayeen,<\/p>\n<p align=\"justify\">C\/risaaq Axmed Jaamac oo ah guddomiyaha degmada Bandiiradley oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay xalay waqti danbe oo ay dadku hurdayeen uu dab qabsaday guri ka sameysnaa cooshado oo ay deganaayeen qoys danyar ah, isaga oo sheegay in ay halkaa ku geeriyoodeen saddex wiil iyo gabar oo tirsan\u00a0 qoyska.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xili danbe oo dadka inta badan ay hurdeen ayeey aheyd markii uu dabka qabsaday reerkan, wax gurmad ah ma aysan helin, goobta waxaa ku dhintay saddex wiil iyo gabar oo qoyska ka tirsanaa, sidoo kale wiil iyo hooyadii reerkana dhaawac ayaa soo gaaray waxaana loo qaaday oo la dhigay isbitaal ku yaala magaalada Gaalkacyo\u2019\u2019 ayuu yiri C\/risaaq Axmed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mar uu ka jawaabayay su\u2019aal aheyd sida uu dabkan u kacay ayuu sheegay in ilaa iyo hada baaritaanka arintaa ku saabsan la wado, hasse ahaatee hooyada reerka ay tilmaamtay wiil ay walaalo yihiin oo sida ay hadalka u dhigtay u maleynayso in uu dabka ka danbeeyay.<\/p>\n<p align=\"justify\">&#8221;Baaritaan ayaa socda, laakiin hooyada reerka waxaa ay inoo sheegtay in ay shaki ka qabto wiil ay walaalo yihiin oo sida ay sheegtay u dhaartay, waa tuhun oo kaliya, laakiin baaritaan ayaa socda&#8221; ayuu yiri guddoomiyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhacdadan ayaa waxaa siweyn uga naxay dadka deegaanka oo saakay isugu soo baxay guriga uu dabka qabsaday.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Bandiiradley oo hoostaga degmada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, \u00a0ayaa sheegaya in afar ruux oo isku qoys ah ay ku dhinteen dab qabsaday gurigii ay deganaayeen, C\/risaaq Axmed Jaamac oo ah guddomiyaha degmada Bandiiradley oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay xalay waqti danbe oo ay dadku hurdayeen uu dab qabsaday guri [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33350,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33348"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33349,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33348\/revisions\/33349"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33350"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}