{"id":33342,"date":"2017-01-16T21:12:25","date_gmt":"2017-01-16T18:12:25","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33342"},"modified":"2017-01-16T21:27:15","modified_gmt":"2017-01-16T18:27:15","slug":"33342","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/33342\/","title":{"rendered":"Kyrgyzstan oo ay ku dul burburtey Diyaarad laga leeyahey dalka Turkiga."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Diyaarad kuwa xamuulka qaada ah oo laga lahaa dalka Turkga ayaa ku burburtay dalka Kyrgyzstan, waxayna diyaarada kasoo duushay Hong Kong.<\/p>\n<p align=\"justify\">Diyaaradan bur burtay oo nooceedu ahaa Boeing 747 ayaa ku burburtay guryo ku yaala meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Manas oo 25 Km u jira magaalada Bishkek ee caasimada dalka Kyrgyzstan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ku dhawaad 15 guri ayaa ku burburay shilka diyaaradda, waxaana la sheegayaa in tiro caruur ah ku jiraan dadka ku dhintay shilka diyaaradeed, oo gaaraya 32 ruux.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u201cWaxaan tacsideena la wadaageygaa dadka ehelkooda ku waayay shilka diyaaradeed ee ka dhacay\u00a0Kyrgyzstan\u201dayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay shirkada duulimaad ee \u00a0dalka Turkiga.<\/p>\n<p>\u00a0<img decoding=\"async\" id=\"imageuploader1_Image1\" src=\"http:\/\/hiiraan.com\/images\/2017\/Jan\/2017116636201294867379932turkilkkkkkkkk.jpg\" alt=\"\" \/><\/p>\n<p align=\"justify\">Sawiro laga soo qaaday burburka diyaarada ayaa muujinaya iyada oo dab iyo qiiq uu ka baxayo, waxaana burburay guryo badan oo ay ku dul dhacday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, waxaa soo baxaya warar sheegaya in mid kamid ah shaqaalaha diyaarada uu ka badbaaday shilka diyaaradeed, waxaana diyaarada la socday ugu yaraan afar ruux, sida masuuliyiinta dowladda u hadashay ay sheegayaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaarad kuwa xamuulka qaada ah oo laga lahaa dalka Turkga ayaa ku burburtay dalka Kyrgyzstan, waxayna diyaarada kasoo duushay Hong Kong. Diyaaradan bur burtay oo nooceedu ahaa Boeing 747 ayaa ku burburtay guryo ku yaala meel ku dhow garoonka diyaaradaha ee Manas oo 25 Km u jira magaalada Bishkek ee caasimada dalka Kyrgyzstan. Ku dhawaad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33346,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33342","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33342","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33342"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33342\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33347,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33342\/revisions\/33347"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33346"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33342"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33342"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33342"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}