{"id":33339,"date":"2017-01-16T20:32:05","date_gmt":"2017-01-16T17:32:05","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33339"},"modified":"2017-01-16T21:00:24","modified_gmt":"2017-01-16T18:00:24","slug":"weerarkii-ceel-cadde-askri-ka-badbaadey-oo-ka-hadley-tirada-kenya-uga-dhimatey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/weerarkii-ceel-cadde-askri-ka-badbaadey-oo-ka-hadley-tirada-kenya-uga-dhimatey\/","title":{"rendered":"Weerarkii Ceel Cadde Askri ka badbaadey oo ka hadley tirada Kenya uga dhimatey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii ka soo wareegtay weerarkii cuslaa ee Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig militari oo ay Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo, ayaa waxaa ka qeyb-galay 400 oo qoys oo intooda badan lagu dilay weerarka dad ay isku qoys ka soo jeedeen.<\/p>\n<p align=\"justify\">Munaasabada oo ka dhacday gudaha dalka Kenya ayaa sidoo kale waxaa ka qeyb-gallay qaar kamid ah askartii ka badbaaday weerarkii sanad ka hor ka dhacay saldhiga deegaanka Ceel-cadde.<\/p>\n<p align=\"justify\">Mid ka mid ah saraakiishii ka badbaday weerarka ayaa sheegay tirada askarta lagu dilay deegaanka Ceel-cadde.<\/p>\n<p align=\"justify\">13 askari ayuu sheegay in Al-shabaab dagaalka ku qabteen iyaga oo nool, halka 173 askarina ay ku dhinteen weerarka sida uu hadalka u dhigay sarkaalka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waa markii ugu horeysay oo xubno ka tirsan dowladda Kenya laga helaa xog la xiriirta askarta kaga dhimatay weerarkii sanad ka hor Al-shabaab ka geysteen deegaanka Ceel-Cadde.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, wararkii Ceelcade ayaa noqonaya kii ugu xumaa ee lagu bartilmaameesado saldhig ay degan yihiin ciidamada qeybta ka ah howlgalka midowga Africa,<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Munaasabad lagu maamuusayay sanad guuradii ka soo wareegtay weerarkii cuslaa ee Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig militari oo ay Kenya ku lahaayeen deegaanka Ceelcade ee gobolka Gedo, ayaa waxaa ka qeyb-galay 400 oo qoys oo intooda badan lagu dilay weerarka dad ay isku qoys ka soo jeedeen. Munaasabada oo ka dhacday gudaha dalka Kenya ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33341,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33339\/revisions\/33340"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}