{"id":33336,"date":"2017-01-16T20:08:23","date_gmt":"2017-01-16T17:08:23","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33336"},"modified":"2017-01-16T20:10:33","modified_gmt":"2017-01-16T17:10:33","slug":"doorashada-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-la-musuq-maasuqey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorashada-aqalka-sare-ee-gobolada-waqooyi-oo-maanta-la-musuq-maasuqey\/","title":{"rendered":"Doorashada Aqalka sare ee Gobolada Waqooyi oo maanta la musuq maasuqey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Maanta ayaa lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho lagu qabto wajigii labaad doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi oo todobaadyadii la soo dhaafayba hakad ku jirtay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saddax ka mid ah shanta kursiga ee dhiman xildhibaannada aqalka sare ee gobollada W\/qooyi ayaa la filayaa in maanta lagu doortay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiinta ayaa sidan ugu tartami doonna kuraasta :<\/p>\n<p align=\"justify\">Kursiga koowaad ee tartanka maanta ayaa waxaa ku loolamaya ilaa afar musharax oo kala ah Xuseen Ceelaabe Faahiye, Maxamed Aadan Waaberi, Axmed Cabdi Faahiye iyo Ayuub Ismaaciil Yuusuf.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Kursiga Labaad waxaa ku tartami doona.<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Hodan Abuukar Xasan<\/p>\n<p align=\"justify\">Deeqo Xasan Xuseen<\/p>\n<p align=\"justify\">Amran cilmi fariid.<\/p>\n<p align=\"justify\"><strong>Kursiga Saddexaad waxaa ku tartami doona.<\/strong><\/p>\n<p align=\"justify\">Cumar Maxamed Aadan<\/p>\n<p align=\"justify\">Nuuro Faarax Jaamac<\/p>\n<p align=\"justify\">Caasho Axmed Cabdalaahi.<\/p>\n<p align=\"justify\">Maalmihii ugu danbeeyayba waxaa hakad ku jiray doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi kaddib markii uu soo ifbaxay khilaaf salka ku haya sida beelaha ugu tartamayaan kuraasta, tasoo keentay mudo dheer oo dib u dhac ah.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/hormuud-logo-15\/\" rel=\"attachment wp-att-33329\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33329\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png\" alt=\"hormuud logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-2-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/salaam-bank-39\/\" rel=\"attachment wp-att-33330\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33330\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg\" alt=\"salaam bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/becco-36\/\" rel=\"attachment wp-att-33331\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33331\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/jawaari-gud-barlamaanka-soomaaliya-oo-sheegey-in-hawlaha-barl-ay-u-fadhiyaan-xildhimaano-dhiman\/tabaarak-31\/\" rel=\"attachment wp-att-33332\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33332\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-2-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta ayaa lagu wadaa in ay magaalada Muqdisho lagu qabto wajigii labaad doorashada xubnaha aqalka sare ee gobollada W\/qooyi oo todobaadyadii la soo dhaafayba hakad ku jirtay. Saddax ka mid ah shanta kursiga ee dhiman xildhibaannada aqalka sare ee gobollada W\/qooyi ayaa la filayaa in maanta lagu doortay magaalada Muqdisho. Musharixiinta ayaa sidan ugu tartami [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33338,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33336","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33336","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33336"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33336\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33337,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33336\/revisions\/33337"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33338"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33336"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33336"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33336"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}