{"id":33323,"date":"2017-01-16T01:52:48","date_gmt":"2017-01-15T22:52:48","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33323"},"modified":"2017-01-16T01:54:13","modified_gmt":"2017-01-15T22:54:13","slug":"xabsi-ku-yaal-degmada-maxaas-oo-lagu-diley-wiil-uu-dhaley-hugaamiyaha-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xabsi-ku-yaal-degmada-maxaas-oo-lagu-diley-wiil-uu-dhaley-hugaamiyaha-al-shabaab\/","title":{"rendered":"Xabsi ku yaal degmada Maxaas oo lagu diley wiil uu dhaley hugaamiyaha AL-shabaab."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada degmada xabsiga ku dhax dillay wiil uu dhalay guddoomiyaha Al-shabaab ee deegaanka Moqokori.<\/p>\n<p align=\"justify\">Taliyaha ciidamada amniga degmada Maxaas Bashiir Faarax Darandoori ayaa warbaahinta u sheegay in mid ka mid ah ciidamada deegaanka toogasho ku dilay wiil ku xirnaa xabsiga degmada.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Wiilka la dilay waxaa dhalay ninka Al-shabaab ugu magacaaban deegaanka Moqorkori, waxaa toogtay mid ka mid ah ciidamada deegaanka oo ka carreysnaa wiil ay walaalo ahaayeen oo Al-shabaab ay ku dileen deegaanka Moqokori\u2019\u2019 ayuu yiri taliyaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dilka ayuu sheegay in uu dhacay xili marxuumka dhintay loo saaray dibada si loo geeyo suuliga, hasse ahaatee uu weerar kala kulmay qofkan hubeysan ee toogashada geystay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Saraakiisha ma aysan bixin faah faahin intaa ka badan hasse ahaatee waxaa ay sheegeen in marxuumka la dilay uu xabsiga ku xirnaa maalmihii aynu soo dhaafnay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, dhacdadan ayaa noqoneysa tii ugu horeysay ee nooceeda ah gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in askari ka tirsan ciidamada degmada xabsiga ku dhax dillay wiil uu dhalay guddoomiyaha Al-shabaab ee deegaanka Moqokori. Taliyaha ciidamada amniga degmada Maxaas Bashiir Faarax Darandoori ayaa warbaahinta u sheegay in mid ka mid ah ciidamada deegaanka toogasho ku dilay wiil ku xirnaa xabsiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33325,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33323","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33323","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33323"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33323\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33324,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33323\/revisions\/33324"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33323"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33323"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33323"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}