{"id":33320,"date":"2017-01-16T01:39:02","date_gmt":"2017-01-15T22:39:02","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33320"},"modified":"2017-01-16T01:42:35","modified_gmt":"2017-01-15T22:42:35","slug":"sanadguuradii-1aad-oo-uu-kasoo-wareegey-weerarkii-ceecadde-ee-askarta-kenyaanka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/sanadguuradii-1aad-oo-uu-kasoo-wareegey-weerarkii-ceecadde-ee-askarta-kenyaanka\/","title":{"rendered":"Sanadguuradii 1&#8217;aad oo uu kasoo wareegey weerarkii Ceecadde ee Askarta kenyaanka."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Su&#8217;aalo badan ayaan wali jawaab loo helin su&#8217;aalahaas oo ku saabsan weerarkii Ceel Cadde ee ciidamada Kenya Shabaabku ku soo qaadeen.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Su&#8217;aalaha aan wali jawaabta loo helin ayaa waxaa ku jirta su&#8217;aasha ah, &#8216;meeqa askari ayaa lagu dilay halkaa?&#8217;<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Maanta ayay hase yeeshee ku beegan tahay hal sano kadib laga soo bilaabo markii weerarkaasi dhacay. Weerarkaa ayaa ah mid ka mid ah weeraradii ugu ba&#8217;anaa ee AMISOM\/KDF lagu soo qaado gudaha Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Tafaasiil kala duwan ayaa kasoo baxday sidii wax u dhaceen laakiin qarax inuu weerarku ku bilowday ayaa la xaqiijiyay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Dhowr saacadood ayaa xabbad lagu waday ciidamada Kenya taasoo keentay in ugu dambeyn ay xarakada Al-Shabaab la wareegto xerada.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Su&#8217;aal kale oo taagan ayaa ah, &#8216;maxaa gurmadku uga soo daahay ciidamadaa intii weerarku ku socday?&#8217;<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Gurmadka ayaa qaatay ilaa 48 saacadood intaas ka hor ciidamada Al-Shabaab ayaa xerada gubay rartayna wixii hub ahaa ee halkaa yaalay.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Arinkaan ayaa loo aaneeyay gurmad dhanka hawada ah oo aanan jirin gaar ahaan ayadoon la hawl galin diyaaradaha qummaatiga u kaca.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Waxaa sidoo kale jira ciidamo u gacan galay Al-Shabaab ilaa hadana qoysaskoodii wax war ah aysan ka helin halka lagu haysto.<\/span><\/p>\n<p align=\"justify\"><span style=\"font-size: large;\">Weerarkaa ayaa dhacay 15kii bishii Janaayo ee sanadkii aanu soo dhaafnay ee 2016.<\/span><\/p>\n<p>&#8211; warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Su&#8217;aalo badan ayaan wali jawaab loo helin su&#8217;aalahaas oo ku saabsan weerarkii Ceel Cadde ee ciidamada Kenya Shabaabku ku soo qaadeen. Su&#8217;aalaha aan wali jawaabta loo helin ayaa waxaa ku jirta su&#8217;aasha ah, &#8216;meeqa askari ayaa lagu dilay halkaa?&#8217; Maanta ayay hase yeeshee ku beegan tahay hal sano kadib laga soo bilaabo markii weerarkaasi dhacay. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33322,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33320","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33320"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33321,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33320\/revisions\/33321"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}