{"id":3332,"date":"2011-09-28T13:23:38","date_gmt":"2011-09-28T13:23:38","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3332"},"modified":"2011-09-28T13:23:38","modified_gmt":"2011-09-28T13:23:38","slug":"shirkadaha-duulimaadka-soomaalida-oo-ka-soo-horjeesteen-go%e2%80%99aankii-garoonka-loogu-gacan-galiyay-shirkada-ska","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/shirkadaha-duulimaadka-soomaalida-oo-ka-soo-horjeesteen-go%e2%80%99aankii-garoonka-loogu-gacan-galiyay-shirkada-ska\/","title":{"rendered":"Shirkadaha Duulimaadka Soomaalida Oo Ka Soo horjeesteen Go\u2019aankii Garoonka Loogu Gacan Galiyay Shirkada SKA"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/SKA1.gif\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-3338\" title=\"SKA\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/SKA1.gif\" alt=\"\" width=\"329\" height=\"240\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p>go\u2019aankii Shirkadda <strong>SKA<\/strong> loogu wareejiyay Garoonka Muqdisho ayaa waxaa ka soo Horjeestay Shirkadaha Duulimaadka Soomaaliyaislamarkaana waxay sheegeen inaysan u hogaansameynin Go\u2019aankaasii<\/p>\n<p>Afhayeenka Shirkadaha Duulimaadka <strong>Cali Xaashi Axmed<\/strong> oo ayaa Waxaa uu si kulul ugu hadalay Arintan ku aadan la wareegidda Dhaqaalaha Shirkadda<strong> SKA<\/strong>.ee garoonka diyaaradaha Maadaama ayaga ay yihiin Shirkadihii duulimaadka islamrkaana Doonayaan In ay maamulaan dhamaan Duulimaadyada Garoonka.<\/p>\n<p>Waxaa uu Sidoo kale Afhayeenka kahadlay Saameynta ay arintan keentay isagoona wax la la yaabo ku til maamay in dowladda oo ay u harsantahay Muddo Sedeed Bilood ah ay Shirkadd ajnabi ah u saxiixdo Mushrruc dhaqaale uu Soconaya Muddo 10 Sana ahiayadoo ay dad farabadan isweydinayaa in shirkadaha soomaalida ay gacan ka taageen maaulka garoonka Aadan Cade Ee Muqdisho.<\/p>\n<p>Si kasataba aha ahaatee arintan ayaa Waxaa ay murun Badan ku abuurta Dadka Soomaaliyeed oo isugu jira aqoonyano wax garad iyo Waliba Xumbo kamid ah Dowladda TFG-da oo qaarkood arintan ku tilmaamay gumeysi cad oo lagu hayo Umadda Islamarkaana la doonayo in ay dhamaan dalka soomaaliyeed uu galo Gumeesi .<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com go\u2019aankii Shirkadda SKA loogu wareejiyay Garoonka Muqdisho ayaa waxaa ka soo Horjeestay Shirkadaha Duulimaadka Soomaaliyaislamarkaana waxay sheegeen inaysan u hogaansameynin Go\u2019aankaasii Afhayeenka Shirkadaha Duulimaadka Cali Xaashi Axmed oo ayaa Waxaa uu si kulul ugu hadalay Arintan ku aadan la wareegidda Dhaqaalaha Shirkadda SKA.ee garoonka diyaaradaha Maadaama ayaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3332","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3332","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3332"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3332\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3342,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3332\/revisions\/3342"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3332"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3332"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3332"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}