{"id":33317,"date":"2017-01-16T01:28:26","date_gmt":"2017-01-15T22:28:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33317"},"modified":"2017-01-16T01:31:20","modified_gmt":"2017-01-15T22:31:20","slug":"cabdi-faarax-shirdoon-oo-fariin-u-direy-umadda-iyo-xildhibaanada-soomaaliyeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/cabdi-faarax-shirdoon-oo-fariin-u-direy-umadda-iyo-xildhibaanada-soomaaliyeed\/","title":{"rendered":"Cabdi Faarax SHirdoon oo Fariin u direy umadda iyo xildhibaanada Soomaaliyeed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu baaqay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya in ay ka taliyaan masiirka umadda Soomaaliya, xili ay soo dhawday doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Waxaa uu sheegay in xildhibaannada maanta gacantooda ay ku jirto sida uu hadalka u dhigay badbaadinta umada Soomaaliyeed, islamarkaana looga baahan yahay in ay codkooda siiyaan shaqsi u taagan midnimada iyo in leysku keeno bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Xildhibaannada waxaan leeyahay howlweyn oo adag ayaan idinku soo fool leh, masiirka umada Soomaaliyeed gacantiina ayuu ku jiraa, waxaa leydinka baahan yahay in si miirqabta oo maskax leh aad codkiina u dhiibataan, waayo sida uu maanta xildhibaanka codkiisa u bixiyo ayeey Soomaaliya u ekaan doontaa, sidaa daraadeed waxaan ka rajeyneynaa in ay arintaa si wanaagsan uga fiirsan doonaan \u2018\u2019 ayuu yiri ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, waxaa uu sheegay in xildhibaannada yihiin kuwo matala shacabka Soomaaliyeed, islamarkaana ay mas\u2019uul ka noqon doonaan haddii ay u dooraan sida uu hadalka u dhigay hogaan xun.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhawaan ayaa la soo gabagabeeyay doorashada guddoonka sare ee baarlamaanka, waxaana lagu wadaa in bishan Janaayo sidoo kale la soo doorto madaxweynaha Soomaaliya ee afarta sano ee soo socta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ra\u2019iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa ugu baaqay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya in ay ka taliyaan masiirka umadda Soomaaliya, xili ay soo dhawday doorashada madaxweynaha. Waxaa uu sheegay in xildhibaannada maanta gacantooda ay ku jirto sida uu hadalka u dhigay badbaadinta umada Soomaaliyeed, islamarkaana looga baahan yahay in ay codkooda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33319,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33317","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33317","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33317"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33317\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33318,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33317\/revisions\/33318"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33319"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33317"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33317"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33317"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}