{"id":33284,"date":"2017-01-14T17:49:06","date_gmt":"2017-01-14T14:49:06","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33284"},"modified":"2017-01-14T17:51:19","modified_gmt":"2017-01-14T14:51:19","slug":"xil-ka-qaadis-lagu-sameeyey-wagudaha-gmudug-oo-uu-ku-gacan-sayrey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xil-ka-qaadis-lagu-sameeyey-wagudaha-gmudug-oo-uu-ku-gacan-sayrey\/","title":{"rendered":"Xil ka qaadis lagu sameeyey W\/A\/gudaha G\/mudug oo uu ku gacan sayrey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wasiirka arimaha gudaha dowlada gobolleedka Galmudug Jaamac Xasan Salaad, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug oo sheegay in uu xilkii ka qaaday.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wasiirka ayaa si cad uga hor yimid wareegtada madaxweynaha, isaga oo sheegay in baraha bulshada ee Internetka uu ku arkay wareegtada xil qaadistiisa, waxaana uu sheegay in madaxweyne Cabdikariin Xusseen Guulleed xil ka qaadis ku sameyn karin, madaama ayuu yiri xildhibaannada baarlamaanka codkii kalsoonida kala laabteen.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019Aniga ma ogi in uu jiro madaxweyne xilka iga qaadi kara, madaxweynihii hore warqad uu qoray ayaan ku arkay baraha bulshada ee Inernet-ka, sidaa daraadeed ma u maleynayo in uu jiro madaxweyne xiligan awood u leh in uu xil ka qaadis sameey karo ayuu yiri\u2019\u2019 wasiirka arimaha gudaha ee Galmudug Jaamac Xassan Salaad.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, hadalka ka soo yeeray wasiirka la sheegay in xil ka qaadista lagu sameeyay aya muujinaya kala qeybsanaanta weyn ee ka dhax jirta hay\u2019addaha fulinta maamulka Galmudug oo isku maandhaafsan sharci ahaanshaha go\u2019aankii dhawaan ay qaateen qaar ka mid ah xildhibaannada Galmudug oo sheegay in ay kalsoonidii kala noqdeen madaxweynaha.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka arimaha gudaha dowlada gobolleedka Galmudug Jaamac Xasan Salaad, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Galmudug oo sheegay in uu xilkii ka qaaday. Wasiirka ayaa si cad uga hor yimid wareegtada madaxweynaha, isaga oo sheegay in baraha bulshada ee Internetka uu ku arkay wareegtada xil qaadistiisa, waxaana uu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33286,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33284","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33284","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33284"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33284\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33285,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33284\/revisions\/33285"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33286"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33284"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33284"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33284"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}