{"id":33278,"date":"2017-01-14T17:25:16","date_gmt":"2017-01-14T14:25:16","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33278"},"modified":"2017-01-14T17:26:46","modified_gmt":"2017-01-14T14:26:46","slug":"kooxo-kala-wata-musharaxiin-kala-jaada-oo-barlamaanka-dhexdiisa-ka-sameysmey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/kooxo-kala-wata-musharaxiin-kala-jaada-oo-barlamaanka-dhexdiisa-ka-sameysmey\/","title":{"rendered":"Kooxo kala wata Musharaxiin kala jaada oo Barlamaanka dhexdiisa ka sameysmey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Tan wixii ka danbeeyay doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaa si xowli ah magaalada Muqdisho uga soconaya kulamo hoosaadyo iyo shirar ay leeyihiin xildhibaannada baarlmaanka Soomaaliya oo u diyaargaroobaya doorashada madaxweynaha oo la filayo in ay dhacdo bartamaha bishan.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan C\/rashiid Max\u2019ed Xidig oo dhawaan looga adkaaday doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu jiro is baheysi \u00a0isbadal doon ah oo ay sameynayaan xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya oo sida uu hadalka u dhigay doonaya in la helo hogaanka cusub oo badala kan hada jira.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u2018\u2019 In xildhibaannadu is badal doon yihiin waxaa laga garan karaa sida ay u wajaheen doorashadii ugu danbeysay ee guddoomiye ku-xigeennada baarlamanka\u2019\u2019 sidaa daraadeed mar haddii guddookii barlamaanka is badal ku dhacay, sidoo kale waa in hogaanka sare ee dalka sidoo kale isbadalku saameeyaa\u2019\u2019 ayuu yiri C\/rashiid.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xidig ayaa sheegay in tiro ka badan 90 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya u midoobeen sida uu hadalka u dhigay ka miro dhalinta in hogaam cusub dalka loo helo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Magaalada Muqdisho waxaa ka soconaya shirar iyo kulamo aan kala joogsi laheyn oo ay yeellanayaan xildhibaannada baarlamaanka, musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha iyo siyaasiyiin si dadban ugu lug leh doorashada madaxweynaha, oo koox walbana marka la eego xusul duub adag uu jirta sidii ay uga miro dhalin laheyd doonisteeda siyaasadeed mar la gaaro doorashada madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tan wixii ka danbeeyay doorashadii guddoonka baarlamaanka Soomaaliya, waxaa si xowli ah magaalada Muqdisho uga soconaya kulamo hoosaadyo iyo shirar ay leeyihiin xildhibaannada baarlmaanka Soomaaliya oo u diyaargaroobaya doorashada madaxweynaha oo la filayo in ay dhacdo bartamaha bishan. Xildhibaan C\/rashiid Max\u2019ed Xidig oo dhawaan looga adkaaday doorashadii guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in uu jiro [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33280,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33278","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33278","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33278"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33278\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33279,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33278\/revisions\/33279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33280"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33278"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33278"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33278"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}