{"id":33264,"date":"2017-01-12T23:07:36","date_gmt":"2017-01-12T20:07:36","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33264"},"modified":"2017-01-13T02:43:50","modified_gmt":"2017-01-12T23:43:50","slug":"cod-bixinta-gudomiye-kuxigeenada-barlamaanka-oo-lasoo-gabangabeeyeyakhriso-sida-loo-kala-heley-codaddka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/cod-bixinta-gudomiye-kuxigeenada-barlamaanka-oo-lasoo-gabangabeeyeyakhriso-sida-loo-kala-heley-codaddka\/","title":{"rendered":"Cod bixinta gudomiye kuxigeenada Barlamaanka oo lasoo gabangabeeyey(akhriso sida loo kala heley codaddka)."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii koowaad doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo ah doorasho aad u adag.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wareegga koowaad ayaa waxaa codadka ugu badan hellay xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudey oo helay 111 cod iyo Faarax Cabdulqaadir oo helay 94 cod.<\/p>\n<p align=\"justify\">Musharixiinta ayaa codadka sidan u kala hellay :<\/p>\n<p align=\"justify\">Xildhibaan C\/wali Sheekh Ibraahim Muudeey 111-cod, Faarax Sheekh Cabdiqaadir wuxuu helay 94-cod. Khadiijo Max&#8217;ed Diiriye ayaa soo saddaxaysa oo heshay 26 cod, waxaa soo afareeyay Siciid Ciid oo helay 17-cod. Jaylaani Iikar wuxuu helay 4 cod halka Khaalid Macoow uu helay 7.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, waxaa wareega labaad u wada gudbaya musharixiinta kala ah C\/wali Sheekh Muudeey , Faarax Sheekh C\/qaadir.<\/p>\n<p>Musharixiinta ku tartamaysay xilka guddoomiye ku xigeenka labaad ayaa waxa ay u kala heleen codadka sidan;<\/p>\n<p><strong>1.C\/qaadir Sheekh Cali Baqdaadi.\u00a0 51 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>2.Mahad Cabdalla Cawad. 71 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>3.Burhaan Aadan Cumar. 26 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>4.C\/laahi Xuseen Cali (Cabdalla)\u00a0 8 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>5.Dr. Xuseen Cabdi Cilmi. 14 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>6.C\/wali Maxamed Qanyare.\u00a0 12 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>7.C\/laahi Goodax Barre.\u00a0 18 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>8.Dr. Cilmi Maxamuud Nuur.\u00a0 12 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>9.C\/raxman Ibraahim Aadan(Ibbi)\u00a0 36 cod<\/strong><\/p>\n<p><strong>10.Maryan Axmed Haaruun 10 cod<\/strong><\/p>\n<p>Halkaas waxaa wareega labaad isugu soo harey labada musharax ee ugu dhibcaha badan<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Waxaa la soo gabagabeeyay wareegii koowaad doorashada guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo ah doorasho aad u adag. Wareegga koowaad ayaa waxaa codadka ugu badan hellay xildhibaan Cabdi Weli Sheekh Ibraahim Muudey oo helay 111 cod iyo Faarax Cabdulqaadir oo helay 94 cod. Musharixiinta ayaa codadka sidan u kala hellay : Xildhibaan C\/wali Sheekh Ibraahim Muudeey 111-cod, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33266,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33264","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33264","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33264"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33264\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33274,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33264\/revisions\/33274"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33266"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33264"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33264"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33264"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}