{"id":3325,"date":"2011-09-28T13:23:13","date_gmt":"2011-09-28T13:23:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3325"},"modified":"2011-09-28T13:23:13","modified_gmt":"2011-09-28T13:23:13","slug":"wafdigii-dhakhaatiirta-turkiga-ahaa-ee-ku-sugnaa-boosaaso-oo-dalkooda-u-qaaday-gabar-indho-la%e2%80%99aan-ku-dhalatay-daawo-sawirada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/wafdigii-dhakhaatiirta-turkiga-ahaa-ee-ku-sugnaa-boosaaso-oo-dalkooda-u-qaaday-gabar-indho-la%e2%80%99aan-ku-dhalatay-daawo-sawirada\/","title":{"rendered":"Wafdigii Dhakhaatiirta Turkiga ahaa Ee Ku Sugnaa Boosaaso Oo Dalkooda U Qaaday Gabar Indho La\u2019aan Ku Dhalatay( Daawo Sawirada)"},"content":{"rendered":"<p><strong><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/22.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3331\" title=\"2\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/22-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"351\" height=\"220\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n<p><strong>Puntland<\/strong> Dhakhaatiirta Turkiga ah\u00a0 ee ku sugan ayaa maalintii Axadii <strong>(25-kii Sept 2011)<\/strong> waxaa cusbitaalka Gaalkacyo loogu keenay gabar yar oo lagu magacaabo <strong>Fardowso Axmed Cabdiraxmaan<\/strong> oo da\u2019deedu ahayd 5 sano taasi oo ku dhalatey iyadoo labada indhood aysan muuqan oo ay Ku Tirantahay Godkii indhaha<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/31.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3334\" title=\"3\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/31-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"343\" height=\"217\" \/><\/a><\/p>\n<p>\u00a0Dhakhaatiirta ayaa gabadhan aad uga naxay dareenkooduna isbadalay markii ay arkeeen iyo sida aysan wax uga qaban Karin gudaha wadanka Soomaaliya islamarkaana Go\u2019aansadeen In ay Ku So Dabibaan Dalka Turkiga.<\/p>\n<p>Wafdigii Dhaqaatiirta aheed ayaa waxay Hooyada gabadha iyo Wasiirka Caafimaadka u sheegeen inay caawinayaan oo ay u dirayaan Isbitaal indhood oo ku yaala magaalada <strong>Stanbul<\/strong> ee wadanka Turkey<\/p>\n<p>Dhakhaatiirtu waxay xiriir la sameeyeen dhakhaatiir Turki ah oo ku sugan Muqdisho iyo safaaradooda Muqdisho dabadeedna waxay uga dalbeen Fiisiihii\u00a0 gabadha caawinta u baahan iyo hooyadeed,<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/51.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3336\" title=\"5\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/51-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"364\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>Waxayna Muqdisho ka dhoofayaan iyagoo raacaya diyaarad Turkigu leeyahay una qaabilsan gargaarka Caafimaadke.<\/p>\n<p>Hooyada \u00a0Gabadhan yar ayaa sheegtay in ay ka soo Deegaanka <strong>Dudun<\/strong> ee xuduudka Soomaaliya iyo dhulka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya waxaana ay reerkoodu yihiin reer miyi aan waxba haysan kuwaas oo gabadhooda xaalkeeda quus ka noqdey kadib markii ay Isbitaalada Puntland la mareen waxna looga qaban waayay,<\/p>\n<p><strong>C\/shakuur C\/raxmaan Cabdile <\/strong>oo ah gabadha Adeerkeeda<strong> iyo gabadha hooyadeed Khadro Faarax Maxamuud<\/strong> ayaa aad iyo aad uga mahadceliyey caawinta ay dhakhaatiirtu siiyeen gabadhooda waxaana ay hooyada gabadhan isla hayn waysay<\/p>\n<p><a class=\"highslide\" onclick=\"return vz.expand(this)\" href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/42.jpg\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-3337\" title=\"4\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2011\/09\/42-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"348\" height=\"224\" \/><\/a><\/p>\n<p>farxad iyadoo u ducaysay dhakhaatiirta ilaahayna uga bariday inuu ugu badalo waxa ay jecelyihiin aakhiro iyo aduunba,<\/p>\n<p><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Puntland Dhakhaatiirta Turkiga ah\u00a0 ee ku sugan ayaa maalintii Axadii (25-kii Sept 2011) waxaa cusbitaalka Gaalkacyo loogu keenay gabar yar oo lagu magacaabo Fardowso Axmed Cabdiraxmaan oo da\u2019deedu ahayd 5 sano taasi oo ku dhalatey iyadoo labada indhood aysan muuqan oo ay Ku Tirantahay Godkii indhaha \u00a0Dhakhaatiirta [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3325","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3325","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3325"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3325\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3340,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3325\/revisions\/3340"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3325"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3325"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3325"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}