{"id":33245,"date":"2017-01-12T21:13:10","date_gmt":"2017-01-12T18:13:10","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33245"},"modified":"2017-01-12T21:18:50","modified_gmt":"2017-01-12T18:18:50","slug":"doorashada-gudomiye-kuxigeenada-barlamaanka-oo-goor-dhaw-billaabaneysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorashada-gudomiye-kuxigeenada-barlamaanka-oo-goor-dhaw-billaabaneysa\/","title":{"rendered":"Doorashada Gudomiye kuxigeenada barlamaanka oo goor dhaw billaabaneysa."},"content":{"rendered":"<p>Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka dhacdo doorashada guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ayaa maanta hortagi doona xildhibaannada waxaana mid walba oo ka mid ah uu rajeynayaa in uu codka kasoonida ka heli doono.<\/p>\n<p>Xildhibaanada Baarlamaanka oo heysta fursadihii ugu danbeeyay ayaa iminka isku diyaarinaaya sidii ay u dhiiban lahaayeen codadkooda.<\/p>\n<p><strong>Xildhibaannada u taagan xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad\u00a0 ayaa kala ah :<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Faarax Sheekh C\/qaadir.<\/li>\n<li>Jeylaani Nuur Iikar.<\/li>\n<li>C\/weli Sheekh Ibraahim Muudey.<\/li>\n<li>Khaalid Macow C\/qaadir<\/li>\n<li>Saciid Xuseen Ciid.<\/li>\n<li>Khadiija Maxamed Diiriye.<\/li>\n<\/ul>\n<p>Ugu danbeyntii, xildhibaannada baarlamaanka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in ay kala saaraan musharixiinta u taagan xilalkan ku-xigeennada koowaad iyo labaad oo mid walba isku arko in uu heysto kalsoonida baarlamaanka, hasse ahaatee saacadaha soo socda ayaa wax walba kala cadaan doonaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maanta oo Khamiis ah ayaa lagu wadaa in xarunta gollaha shacabka ay ka dhacdo doorashada guddoomiye ku-xigeennada koowaad iyo labaad ee baarlamaanka Soomaaliya. Musharixiinta u tartamaya xilka guddoomiye ku-xigeenka koowaad iyo labaad ayaa maanta hortagi doona xildhibaannada waxaana mid walba oo ka mid ah uu rajeynayaa in uu codka kasoonida ka heli doono. Xildhibaanada Baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33247,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33245","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33245","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33245"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33245\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33246,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33245\/revisions\/33246"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33247"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33245"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33245"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33245"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}