{"id":33235,"date":"2017-01-12T01:19:56","date_gmt":"2017-01-11T22:19:56","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33235"},"modified":"2017-01-12T01:23:32","modified_gmt":"2017-01-11T22:23:32","slug":"madaxda-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-oo-hambalyo-u-direy-gud-cusub-ee-barlamanka-prof-jawaari","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/madaxda-isbaheysiga-xisbiyada-siyaasadda-oo-hambalyo-u-direy-gud-cusub-ee-barlamanka-prof-jawaari\/","title":{"rendered":"Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda oo Hambalyo u direy gud.cusub ee barlamanka prof. JAWAARI."},"content":{"rendered":"<p>Mdaxda iyo Masuuliyiinta isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa si wada jir ah Hambalyo iyo bogaadin u direy dhamaan musharaxiintii u tartamayey xilka gudoomiyaha barlamaanka federalka soomaaliya Gaar ahaan gudoomiyaha cusub ee barlamaanka afarta sano ee soo socota haddii alle idmo Prof. Maxamed SHeekh Cusmaan Jawaari.<\/p>\n<p>Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa u rajeeyey Gudoomiyaha Barlamaankain alle u fududeeyo xilka culus ee uu mar kale umadda u qaadey iyadoo laga rabo in uu illaaliyo mar walba Shuruucda iyo qawaaniinta dalka u taal ee uusan qof gaar ah marna u daneyn.<\/p>\n<p>Xisbiyada Siyaasadda ayaa guud ahaan barlamaanka ku bogaadiyey sidii sharafta badneyd ee ay doorashada u sameeyeen inta dhimana sidaas oo kale u rajeeyey,iyadoo madaxdu ka codsatey barlamaanka dhamaantiis in ay ka shaqeeyaan horumarka dalka iyo sidii qabiilka looga gudbi lahaa ugu danbeyntiina waxaa madaxda dawladda iyo barlamaanka, ganacsatada iyo shacabka soomaaliyeed ee alle wax siiyey loogu baaqey in loo gurmado dadka ay abaaruhu waxyeeleeyeen oo Haraadka iyo gaajada u dhamaanaya.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mdaxda iyo Masuuliyiinta isbaheysiga Xisbiyada Siyaasadda Soomaaliya ayaa si wada jir ah Hambalyo iyo bogaadin u direy dhamaan musharaxiintii u tartamayey xilka gudoomiyaha barlamaanka federalka soomaaliya Gaar ahaan gudoomiyaha cusub ee barlamaanka afarta sano ee soo socota haddii alle idmo Prof. Maxamed SHeekh Cusmaan Jawaari. Madaxda Isbaheysiga Xisbiyada Siyaasada Soomaaliya ayaa u rajeeyey Gudoomiyaha Barlamaankain [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33237,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33235","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33236,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33235\/revisions\/33236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}