{"id":33217,"date":"2017-01-11T21:53:20","date_gmt":"2017-01-11T18:53:20","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33217"},"modified":"2017-01-11T21:55:29","modified_gmt":"2017-01-11T18:55:29","slug":"ckariim-x-guuleed-oo-gudoomiye-u-magacaabey-ggalguduud-kadib-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/ckariim-x-guuleed-oo-gudoomiye-u-magacaabey-ggalguduud-kadib-xil-ka-qaadis-lagu-sameeyey\/","title":{"rendered":"C\/kariim X Guuleed oo gudoomiye u magacaabey G\/galguduud kadib xil ka qaadis lagu sameeyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddoomiye cusub oo uu yeellanayo gobolka Galguduud.<\/p>\n<p align=\"justify\">Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegtadiisa ku magacaabay Max\u2019ed Sh Cali Cilmi oo noqonaya guddoomiyaha gobolka Galguduud ee maamulka Galmudug, waxaana xilka laga qaaday guddoomiyihii hore Xusseen Cali Wehliye Cirfo oo mudo dheer soo ahaa guddoomiyaha gobolka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Wareegtada ka soo baxday madaxweynaha Galmudug ayaa imaneysa xili maantii shalay qaar ka mid ah xildhibaannada baarlamaanka maamulka fadhi ay ku yeesheen magaalada Cadaado ka sheegeen in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne Cabdikariin Xusseen Guulleed, islamarkaana dhawaan soo dooran doonaan madaxweynaha cusub.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/hormuud-logo-14\/\" rel=\"attachment wp-att-33208\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33208\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-1-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/salaam-bank-38\/\" rel=\"attachment wp-att-33209\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33209\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/becco-35\/\" rel=\"attachment wp-att-33210\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33210\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/amniga-muqdisho-oo-la-askeeyey-doorashada-barlamaanka-awgeed\/tabaarak-30\/\" rel=\"attachment wp-att-33211\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33211\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-1-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegta uu soo saaray ku magacaabay guddoomiye cusub oo uu yeellanayo gobolka Galguduud. Cabdikariin Xusseen Guulleed ayaa wareegtadiisa ku magacaabay Max\u2019ed Sh Cali Cilmi oo noqonaya guddoomiyaha gobolka Galguduud ee maamulka Galmudug, waxaana xilka laga qaaday guddoomiyihii hore Xusseen Cali Wehliye Cirfo oo mudo dheer soo ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33219,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33217","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33217","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33217"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33217\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33218,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33217\/revisions\/33218"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33219"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33217"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33217"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33217"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}