{"id":3320,"date":"2011-09-28T13:10:26","date_gmt":"2011-09-28T13:10:26","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=3320"},"modified":"2011-09-28T13:10:26","modified_gmt":"2011-09-28T13:10:26","slug":"weeraradii-ka-dhanka-ahaa-dowlada-tfg-da-iyo-amisom-oo-ay-balanqaadeen-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-muqdisho-ka-bilowday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2011\/09\/weeraradii-ka-dhanka-ahaa-dowlada-tfg-da-iyo-amisom-oo-ay-balanqaadeen-mujaahidiinta-al-shabaab-oo-muqdisho-ka-bilowday\/","title":{"rendered":"Weeraradii Ka Dhanka Ahaa Dowlada TFG-da Iyo AMISOM Oo ay Balanqaadeen Mujaahidiinta Al-shabaab Oo Muqdisho Ka Bilowday."},"content":{"rendered":"<h3><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/h3>\n<p>Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ka dhabeeyay wax kabedelka dagaalka Magaalada Muqdisho oo bishii lasoo dhaafay ay ku dhawaaqeen in ay badalayaan Xeelada Dagaalka Ka Dib markii ay faarujiyeen Qeebo ka Tirsan Degmooyinka Magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Dagaalada tooska ah ee lagu qaado ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan waxaa barbar socda weerarada qorshaysan oo ay fuliyaan Qaar ka tirsan Ciidamada Al-shababaata qarsoon ee sida gaadmada ah ku beegsada Saldhigyada Ay Muqdisho Ku Leeyihiin AMISOM..<\/p>\n<p>Maalmahan waxaa degmooyinka ay Muqdisho ka joogaan Ciidamada Dowlada TFG-da iyo ciidamada AMISOM kusoo badanaya weerarada qorshaysan ee laga fuliyo saldhigyada Ay Dowlada Iyo AMISOM ku leeyihiin Goboka banaadir .<\/p>\n<p>Habeenimadii Xalay oo kaliya Muqdisho waxaa ka dhacay 4-weerar oo dhamaantood dhimasho iyo dhaawac kasoo gaartay AMISOM iyo Dowlada TFG-da.<\/p>\n<p>Xalay fiidkii ayay Xarakada\u00a0 mujaahidiinta Al-shabaab <strong>Bambaanooyinka <\/strong>gacanta lagatuuro ku weerareen fariisinka AMISOM ee dhismaha Iskuulkii <strong>Maxamuud Axmed Cali <\/strong>ee degmada <strong>Kaaraan<\/strong>..<\/p>\n<p>Khasaara ayaa lasoo sheegay in uu gaaray ciidanka weerarka lagu qaaday waxaana la arkayay gaadiidka caafimaadka AMISOM oo goobta waxka dheceen sii gelaya islamarkaana ka soo daabulaya Dhimashada Iyo Dhaawaca..<\/p>\n<p>Weerar kale ayaa isna xalay lagu qaaday Halka loo yaqaan <strong>Baar Bililiqo<\/strong> oo deegaanka <strong>Sii-Sii<\/strong> katirsan waxaa halkaasi laga maqlay jugta bambaanooyin iyo qoryaha garbaha laga gemo.<\/p>\n<h3><strong>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com <\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>(Wararka Soomaaliya ( Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee Warsom.com Xarakada Mujaahidiinta Al-shabaab ayaa ka dhabeeyay wax kabedelka dagaalka Magaalada Muqdisho oo bishii lasoo dhaafay ay ku dhawaaqeen in ay badalayaan Xeelada Dagaalka Ka Dib markii ay faarujiyeen Qeebo ka Tirsan Degmooyinka Magaalada Muqdisho. Dagaalada tooska ah ee lagu qaado ciidamada AMISOM ee Muqdisho ku sugan waxaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":0,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[3],"tags":[49],"class_list":["post-3320","post","type-post","status-publish","format-standard","hentry","category-wararka","tag-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3320","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3320"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3320\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3333,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3320\/revisions\/3333"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3320"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3320"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3320"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}