{"id":33193,"date":"2017-01-10T18:10:46","date_gmt":"2017-01-10T15:10:46","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33193"},"modified":"2017-01-10T18:12:51","modified_gmt":"2017-01-10T15:12:51","slug":"xildhibaano-kamid-ah-barlamaanka-gmudug-oo-wada-xil-ka-qaadista-ckariim-xuseen-guuleed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xildhibaano-kamid-ah-barlamaanka-gmudug-oo-wada-xil-ka-qaadista-ckariim-xuseen-guuleed\/","title":{"rendered":"Xildhibaano kamid ah Barlamaanka G\/mudug oo wada xil ka qaadista C\/kariim Xuseen Guuleed."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Xildhibaannada dowlad gobolleedka Galmudug oo ku shirsan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa cod u qaadaya mooshin xil ka qaadis ah oo dhawaan laga keenay madaxweynaha maamulka Cabdikariin Xusseen Guulleed.<\/p>\n<p align=\"justify\">Fadhiga baarlamanka Galmudug waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka koowaad Xareed Cali Xareed, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in baarlamaanka maanta cod u qaadayo mooshinka ka dhanka ah Cabdikariin Xusseen Guulleed oo ku sugan magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, magaalada Cadaado ayaa lagu waramaya in ay ka taagan tahay xiisad ka dhalatay dhaqdhaqaaqa siyaasadeed ee halkaa jira, kadib markii ciidamo ka tirsan nabad-sugida Soomaaliya isku dayeen in ay is hortaagaan fadhiga baarlamaankan, halka ciidamo kale oo ka tirsan booliiska ilaalinayaan fadhiga xubnaha gollaha baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Lama oga natiijada ka soo bixin doonta kulanka ay leeyihiin xildhibaannada Galmudug oo horay u sheegay in ay kalsoonida kala laabanayaan madaxweynaha.<\/p>\n<p align=\"justify\">Arrimahan oo dhan ayaa imanaya xili magaalada Muqdisho ku maqan yihiin madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug Cabdikariin Xusseen Guulleed iyo guddoomiyaha baarlamaaanka maamulkaas Cali Gacal Casir.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xildhibaannada dowlad gobolleedka Galmudug oo ku shirsan magaalada Cadaado ee xarunta KMG ah u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa cod u qaadaya mooshin xil ka qaadis ah oo dhawaan laga keenay madaxweynaha maamulka Cabdikariin Xusseen Guulleed. Fadhiga baarlamanka Galmudug waxaa shir guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka koowaad Xareed Cali Xareed, waxaana warar soo baxaya sheegayaan in baarlamaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33195,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33194,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33193\/revisions\/33194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33195"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}