{"id":33178,"date":"2017-01-07T00:52:44","date_gmt":"2017-01-06T21:52:44","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33178"},"modified":"2017-01-07T01:02:15","modified_gmt":"2017-01-06T22:02:15","slug":"xeerka-dhawrista-qaxootiga-oo-puntland-barlamaankeedu-meel-mariyey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xeerka-dhawrista-qaxootiga-oo-puntland-barlamaankeedu-meel-mariyey\/","title":{"rendered":"Xeerka DHawrista Qaxootiga oo Puntland Barlamaankeedu meel mariyey."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib \u00a0war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa\u00a0 ee Khamiistii shalay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado qaxooti ku dhex noolan kara Puntland.<\/p>\n<p align=\"justify\">Xeerkan ayaa soo diyaarisay wasaarada arimaha gudaha dowlad gobolleedka Puntland oo kaashaneysa hay&#8217;adda qaxootiga ee QM UNHCR<\/p>\n<p align=\"justify\">Warka ka soo baxay gollaha wasiirada Puntland ayaa lagu sheegay in xeerkan ay isku raaceen uu noqonayo \u00a0midkii ugu horreeyay ee laga howlgaliyo Soomaaliya.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu danbeyntii, waxaa ay wasiirrada ansixiyeen xeerkan xilli Puntland ay kor dhayaan dadka qaxootiga ah ee ku nool,waxaa ku jira kuwa dalka gudihii ka soo barakacay iyo ajaanib u badan Yemeni iyo Itoobiyaan.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Gollaha wasiirada dowlad gobolleedka Puntland ayaa meel mariyay xeerka ilaalinta qaxootiga, kaddib \u00a0war saxaafadeed ka soo baxay shirkoodii toddobadlaha ahaa\u00a0 ee Khamiistii shalay. Xeerkan ay isku raaceen gollaha wasiirada Puntland ayaa la sheegay in uu qeexayo cida loo aqoonsan-karro qaxootiga,waxaa kalo uu caddeynaya cida ay ka reeban-tahay in loo aqoonsado qaxooti ku dhex noolan kara [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33181,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33178","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33178","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33178"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33178\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33179,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33178\/revisions\/33179"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33181"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33178"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33178"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33178"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}