{"id":33164,"date":"2017-01-06T21:32:47","date_gmt":"2017-01-06T18:32:47","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33164"},"modified":"2017-01-06T21:37:06","modified_gmt":"2017-01-06T18:37:06","slug":"sheekh-cali-dheere-afhayeenka-al-shabaab-oo-ka-hadley-doorashada-dadban-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/sheekh-cali-dheere-afhayeenka-al-shabaab-oo-ka-hadley-doorashada-dadban-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"SHeekh Cali DHeere Afhayeenka Al-shabaab oo ka hadley Doorashada dadban ee Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<p>Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Max\u2019uud Raagge [Cali Dheere] oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay aragtidooda la xiriirta doorashada ka dhaceysa dalka<br \/>\nSoomaaliya.<\/p>\n<p>Cali Dheere ayaa sheegay in Soomaaliya xiligan aysan ka jirin wax doorasho ah, laakiin waxa ka socda lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho oo kale.<\/p>\n<p>Mar la weydiiyay su\u2019aal aheyd in musharixiinta u taagan xilka madaxweynaha ay shaqsi ku soo darsadeed uga qeybgalla doorashada ayuu yiri\u2019\u2019 Wax sax ah ayaa wax lagu darsadaa oo xaq ah, waxa ka socda meesha waa baadil, waa xaq daro xaqdarana waxba lagu ma darsado\u2019\u2019<\/p>\n<p>Siddoo kale mar wax laga weydiiyay waxa ay laftirkooda uga duwan yihiin dowlada madaama Amiiradadooda aan la soo dooran, laakiin la soo xusho\u2019\u2019 ayuu ku sheegay in dariiqa ay ku soo xushaan amiiradooda yahay mid waafaqsan shareecada Islaamka.<\/p>\n<p>Dhinaca kale, mar uu soo hadal qaaday weerarada ay ku qaadaan hotellada ayuu sheegay in goobaha ay bartilmaameedsadaan yihiin sida uu hadalka u dhigay 95% kuwa ay degan yihiin shaqsiyaad\u00a0 la shaqeeya<br \/>\ndowladda, isaga oo meesha ka saaray in weeraraan hotellada caadiga.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan hotelada ku yaal wadada Maka Al Mukarama ma aha Hotelo caadi ah waxa ay la mid yihiin xeryo ciidan,weli ma weerarin hotelada shacabku leeyahay ee ku yaal Bakaaraha,Suuqa Xoolaha iyo Huriwaa.\u201dayuu yiri Shiikh Cali Dheere.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, hadalka afhayeenka Al-shabaab Cali Dheere ayaa imanaya maalmihii ugu danbeeyay magaalada Muqdisho ka dhacayeen qaraxyo siyaabo kala duwan loo soo abaabulo, dhamaantood ay sheegtaan mas\u2019uuliyadooda Al-shabaab.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Afhayeenka ururka Al-shabaab Sheekh Cali Max\u2019uud Raagge [Cali Dheere] oo wareysi siiyay TV-ga Al-Jazeera, ayaa ka hadlay aragtidooda la xiriirta doorashada ka dhaceysa dalka Soomaaliya. Cali Dheere ayaa sheegay in Soomaaliya xiligan aysan ka jirin wax doorasho ah, laakiin waxa ka socda lagu tilmaami karo sida uu hadalka u dhigay xulasho oo kale. Mar la [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33166,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33164","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33164","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33164"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33164\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33165,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33164\/revisions\/33165"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33166"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33164"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33164"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33164"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}