{"id":33143,"date":"2017-01-06T00:17:14","date_gmt":"2017-01-05T21:17:14","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33143"},"modified":"2017-01-06T00:21:12","modified_gmt":"2017-01-05T21:21:12","slug":"doorashadii-soomaaliya-oo-mareykanku-mar-kale-ka-hadley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/doorashadii-soomaaliya-oo-mareykanku-mar-kale-ka-hadley\/","title":{"rendered":"Doorashadii Soomaaliya oo Mareykanku mar kale ka hadley."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ka hadashay arimo la xiriira doorashada Soomaaliya iyo baarlamaanka cusub ee dhawaan la dhaariyay,in kastoo buu yiri ay jiraan kuraas muran ku jira taas oo keeni karta kalsooni daro bulshada caalamka gaarta hadii aan qaanuunka dalka u yaal aan lagu xalin.<\/p>\n<p align=\"justify\">Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda\u00a0ee dowladda Mareykanka\u00a0John Kirby ayaa War-saxaafadeed uu soo saaray waxaa soo dhaweeyay marka hore in uu furmay kalfadhigii ugu horeeyay ee baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya, isaga oo sheegay in wax lagu farxo tahay waqtiga kama danbeysta ah ee loo qabtay doorashada hogaanka sare ee baarlamaanka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Laakiin dhinac kale dowlada Mareykanka meesha kama aysan saarin walwalka ay ka qabto musuq maasuqa wali ka jira doorashada Soomaaliya,iyo xubno dhawaan la dhaariyey iyadoo muran ka jiro waxaana ay ku baaqday in la ilaaliyo hufnaanta doorashada, loona dhameystiro si cadaalad ah.<\/p>\n<p align=\"justify\">Dhinaca kale, Mareykanka ayaa cambaareeyay qaraxyadii 02-dii bishan lagu weeraray Hotel Peace oo ku dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho, kaas oo mas\u2019uuliyadiisa ay sheegteen Al-shabaab, waxaana\u00a0uu geystay khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ugu dambeyntii Maraykanka waxaa uu sheegay in uu joogteynayo taageerada howlgalka midowga Africa ee AMISOM\u00a0iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya, si doorashada Soomaaliya inta ay socoto looga hortago weeraro dhaca.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dowladda Mareykanka ayaa mar kale ka hadashay arimo la xiriira doorashada Soomaaliya iyo baarlamaanka cusub ee dhawaan la dhaariyay,in kastoo buu yiri ay jiraan kuraas muran ku jira taas oo keeni karta kalsooni daro bulshada caalamka gaarta hadii aan qaanuunka dalka u yaal aan lagu xalin. Kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibadda\u00a0ee dowladda Mareykanka\u00a0John Kirby ayaa War-saxaafadeed [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33145,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33143","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33143","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33143"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33143\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33147,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33143\/revisions\/33147"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33145"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33143"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33143"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33143"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}