{"id":33126,"date":"2017-01-05T04:53:37","date_gmt":"2017-01-05T01:53:37","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33126"},"modified":"2017-01-05T04:55:39","modified_gmt":"2017-01-05T01:55:39","slug":"qabilka-iyo-magaca-ruuxii-ka-danbeeyey-qaraxii-hotel-peace-oo-al-shabaab-shaaciyeen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/qabilka-iyo-magaca-ruuxii-ka-danbeeyey-qaraxii-hotel-peace-oo-al-shabaab-shaaciyeen\/","title":{"rendered":"Qabilka iyo Magaca Ruuxii ka danbeeyey Qaraxii Hotel Peace oo Al-shabaab shaaciyeen."},"content":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaa ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay magaca shaqsigii isku qarxiyay Isniintii todobaadkan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Peace.<\/p>\n<p>Magaca shaqsiga fuliyay weerarkii labaad ayeey ku sheegeen Al-shabaab Max\u2019ed Abuukar Calasoow oo ka soo jeeda gobolka Sh\/dhexe gaar ahaan degmada Balcad.<\/p>\n<p>Cod maqal ah oo la sheegay in laga duubay shaqsiga is qarxiyay ayaa lagu baahiyay warbaahinta ku hadasha afka kooxda Al-shabaab oo inta badan sheegata qaraxyada ka dhaca magaalada caasimada ah ee Muqdisho iyo gobollada kale ee dalka.<\/p>\n<p>Hasse ahaatee Al-shabaab ma aysan sheegin magaca qofkii fuliyay weerarkii hore ee lagu bartilmaameedsaday barkoontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan dowlada.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, Al-shabaab ayaa inta badan marka ay dhacaan weerarada is qarxinta ah waxaa ay warbaahinta taageerta ka sii daayaan codad iyo fariimo ay reebaan shaqsigaaydka is qarxinta geysta,\u00a0 laakiin ma jirto cid xaqiijin karta run ahaashaha codadkaas.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ururka Al-shabaa ayaa markii ugu horeysay soo bandhigay magaca shaqsigii isku qarxiyay Isniintii todobaadkan garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Peace. Magaca shaqsiga fuliyay weerarkii labaad ayeey ku sheegeen Al-shabaab Max\u2019ed Abuukar Calasoow oo ka soo jeeda gobolka Sh\/dhexe gaar ahaan degmada Balcad. Cod maqal ah oo la sheegay in laga duubay shaqsiga is [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33128,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33126","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33126","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33126"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33126\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33127,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33126\/revisions\/33127"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33128"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33126"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33126"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33126"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}