{"id":33121,"date":"2017-01-05T04:38:21","date_gmt":"2017-01-05T01:38:21","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33121"},"modified":"2017-01-05T04:44:54","modified_gmt":"2017-01-05T01:44:54","slug":"cali-claahi-cosoble-mweynaha-hirshabelle-oo-gaarey-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/cali-claahi-cosoble-mweynaha-hirshabelle-oo-gaarey-jowhar\/","title":{"rendered":"Cali C\/laahi Cosoble M\/weynaha Hirshabelle oo gaarey Magaalada B\/WEYNE."},"content":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali C\/llaahi Cosoble iyo wafdi xildhibaano ah oo uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Wafdiga madaxweynaha socdaalkiisa ku wehlinaya ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan C\/llaahi Goodax Bare oo ka tirsan mudanayaasha gollaha shacabka ee lagu doortay magaalada Jowhar.<\/p>\n<p>Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ayaa waxaa wafdiga ku soo dhaweeyay mas\u2019uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo,\u00a0 saraakiisha ciidamada dowlada, AMISOM iyo dadweyne isaga kala yimid qeybaha kala gadisan ee magaalada.<\/p>\n<p>Ujeedada socdaalka wafdiga madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa lagu sheegay in kulamo uu la qaado doono mas\u2019uuliyiinta maamulka gobolka iyo waxgaradka magaalada ay ka wada hadli doonaan arimo la xiriira xaalada abaarta iyo hishiiskii dhawaan laga gaaray dagaalo marar badan oo hore ku soo noqnoqday qeybo ka mid ah gobolka.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii,\u00a0 lama oga mudada ay qaadan doonto booqashada madaxweynaha iyo wafdigiisa ee magaalada Beledweyne, waxaana uu wafdigu ka soo kicitimay magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali C\/llaahi Cosoble iyo wafdi xildhibaano ah oo uu horkacayo ayaa maanta gaaray magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Wafdiga madaxweynaha socdaalkiisa ku wehlinaya ayaa waxaa ka mid ah xildhibaan C\/llaahi Goodax Bare oo ka tirsan mudanayaasha gollaha shacabka ee lagu doortay magaalada Jowhar. Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ayaa waxaa wafdiga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33123,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33121","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33121","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33121"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33121\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33125,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33121\/revisions\/33125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33123"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33121"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33121"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33121"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}