{"id":33118,"date":"2017-01-05T04:27:24","date_gmt":"2017-01-05T01:27:24","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33118"},"modified":"2017-01-05T04:31:02","modified_gmt":"2017-01-05T01:31:02","slug":"gaarigii-hayadda-undp-ee-la-qarxiyey-oo-warar-dheeraad-ahi-kasoo-baxayaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/gaarigii-hayadda-undp-ee-la-qarxiyey-oo-warar-dheeraad-ahi-kasoo-baxayaan\/","title":{"rendered":"Gaarigii Hay&#8217;adda UNDP ee la Qarxiyey oo warar dheeraad ahi kasoo baxayaan."},"content":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah iyo faah faahin ayaa ka soo baxaya mid ka mid ah gadiidka hay\u2019adda UNDP oo subaxnimadii hore ee saakay lagu qarxiyay gudaha garaash ku yaala xarunta hay\u2019adda.<\/p>\n<p>Qaraxa oo ahaa mid gaariga lagu dhajiyay ayaa waxaa ku dhaawacmay qaar ka mid ah ilaalada xarunta hay\u2019adda UNDP, waxaana dadka dhaawacmay ka mid ahaa taliyihii ciidamada Soomaalida ah ee qeybta ka ah ilaalida xarunta.<\/p>\n<p>Ciidamada dowlada Soomaaliya oo tagay goobta uu qaraxa ka dhacay ayaa soo xir xiray dad lagu tuhusan yahay in ay ku lug lahaayeen qaraxa, kuwaa oo la weydiiyo waxa ay kala socdaan ama ka ogyihiin qaraxa gaariga lagu xiray.<\/p>\n<p>Ugu danbeyntii, xarunta hay\u2019adda UNDP ayaa ka mid ah xarumaha sida weyn loo ilaaliyo, inkastoo mar lagu qaaday weerar ismiidaamin ahaa oo dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab gudaha u galleen xarunta.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Warar dheeraad ah iyo faah faahin ayaa ka soo baxaya mid ka mid ah gadiidka hay\u2019adda UNDP oo subaxnimadii hore ee saakay lagu qarxiyay gudaha garaash ku yaala xarunta hay\u2019adda. Qaraxa oo ahaa mid gaariga lagu dhajiyay ayaa waxaa ku dhaawacmay qaar ka mid ah ilaalada xarunta hay\u2019adda UNDP, waxaana dadka dhaawacmay ka mid ahaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33118","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33118","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33118"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33118\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33119,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33118\/revisions\/33119"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33118"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33118"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33118"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}