{"id":33112,"date":"2017-01-05T04:08:55","date_gmt":"2017-01-05T01:08:55","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33112"},"modified":"2017-01-05T04:10:42","modified_gmt":"2017-01-05T01:10:42","slug":"garaash-ku-yaal-meel-aan-ka-fogeyn-hayadda-undp-oo-qarax-ka-dhacey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/garaash-ku-yaal-meel-aan-ka-fogeyn-hayadda-undp-oo-qarax-ka-dhacey\/","title":{"rendered":"Garaash ku yaal meel aan ka fogeyn Hay&#8217;adda UNDP oo Qarax ka dhacey."},"content":{"rendered":"<p>Qarax sida la sheegay gaari lagu xiray ayaa ka dhacay gudaha garaash gadiidka la dhigto meel aan ka fogeyn xarunta hay\u2019adda UNDP,\u00a0 kaa oo sababay dhaawaca ilaa afar ruux.<\/p>\n<p>Gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa lagu waramayaa in uu xalay ku baryay gudaha garaashka, hasse ahaatee saakay ayaa la maqlay qaraxa oo loo maleynayo in lagu xiray gaariga.<\/p>\n<p>Saraakiil ka tirsan ilaalada hay\u2019adda UNDP ayaa sheegay in afarta ruux ee dhaawacmay ka tirsanaayeen shaqaalaha hay\u2019adda .<\/p>\n<p>Goobjoogayaaal ayaa warbaahinta u sheegay in gaariga uu ahaa nooca \u00a0HILUX oo Soomaalida u taqaan Qooqan.<\/p>\n<p>Warar kala duwan oo soo baxaya ayaa sheegaya in ilaalada xarunta hay\u2019adda UNDP la wareegeen garaashka uu qaraxa ka dhacay, waxaana\u00a0 jira dad la tuhunsan yahay oo loo soo xiray qaraxan.<\/p>\n<p>Qaraxan ayaa ku soo beegmaya xilii maalin ka hor labo weerar loo adeegsaday gadiidka walxaha qarxa lagu soo raray lagu bartilmaameesaday garoonka diyaaradaha iyo hotelka Peace ee magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qarax sida la sheegay gaari lagu xiray ayaa ka dhacay gudaha garaash gadiidka la dhigto meel aan ka fogeyn xarunta hay\u2019adda UNDP,\u00a0 kaa oo sababay dhaawaca ilaa afar ruux. Gaariga qaraxa lagu soo xiray ayaa lagu waramayaa in uu xalay ku baryay gudaha garaashka, hasse ahaatee saakay ayaa la maqlay qaraxa oo loo maleynayo in [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33114,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33112","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33112","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33112"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33112\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33113,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33112\/revisions\/33113"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33114"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33112"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33112"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33112"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}