{"id":33107,"date":"2017-01-05T03:56:13","date_gmt":"2017-01-05T00:56:13","guid":{"rendered":"http:\/\/warsom.com\/wararka\/?p=33107"},"modified":"2017-01-05T04:00:08","modified_gmt":"2017-01-05T01:00:08","slug":"xeebta-gandershe-ee-gshhoose-oo-lagu-arkey-meyka-labo-ruux-ajaaniib-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/xeebta-gandershe-ee-gshhoose-oo-lagu-arkey-meyka-labo-ruux-ajaaniib-ah\/","title":{"rendered":"Xeebta Gandershe ee G\/sh\/hoose oo lagu arkey Meyka labo ruux ajaaniib ah."},"content":{"rendered":"<p align=\"justify\">Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/hoose, ayaa sheegaya in xeebta degmada Marka , gaar ahaan deegaanka Gendarshe laga helay meydadka lamanaayaal ajnabi ah oo loo maleynayo in ay ahaayeen dalxiisayaal.<\/p>\n<p align=\"justify\">Goob joogayaal warbaahinta gudaha la soo xiriiray ayaa sheegay in meydadkana loo maleyanyo in ay ka soo jeedaan wadamada reer galbeedka, waxaana qeybo ka mid ah jirkooda lagu arkay dhaawacyo.<\/p>\n<p align=\"justify\">Meydadka ayaa markii danbe lagu aasay meel aan sidaa uga fogeyn deegaanka Gendershe ee gobolka Shabeelaha Hoose.<\/p>\n<p align=\"justify\">\u00a0Waa markii ugu horeysay oo sidan oo kale xeebaha Soomaaliya loogu arko meydadka dad ajnabi ah oo dalxiisayaal loo maleynayo, waxaana dhici karta in ay ahaayeen dad markii hore afduub lagu heystay, laakiin markii danbe la dilay.<\/p>\n<p align=\"justify\">Ma jiro wax war ah oo ay arintan ka soo saareen maamulka gobolka Sh\/hoose, marka laga soo tago warbaahinta Al-shabaab oo ka hadashay arintan, islamarkaana ku tilmaamtay meydadka lamaanayaasha qof dumar iyo nin ka soo jeeda wadamada reer galbeedka.<\/p>\n<p align=\"justify\">Meydka labadan ruux ayaa ah kuwo muuqaalkoodu doorsoomey oo aan la garan karin,lamana oga meesha looga ridey badda iyo cid aqoonsateyba,waxaana laga yaabaa in ficilkan ay ka danbeeyaan Maraakiib badweynta ku dhexjira kuwaasoo qaarkood ku kacaan falalkan oo kale.<\/p>\n<p align=\"justify\">warsom2011@gmail.com<\/p>\n<p align=\"justify\"><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/hormuud-logo-13\/\" rel=\"attachment wp-att-33100\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33100\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png\" alt=\"hormuud-logo\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-150x150.png 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/hormuud-logo-70x70.png 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/salaam-bank-37\/\" rel=\"attachment wp-att-33101\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-thumbnail wp-image-33101\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg\" alt=\"salaam-bank\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-150x150.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/salaam-bank-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/becco-34\/\" rel=\"attachment wp-att-33102\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33102\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg\" alt=\"becco\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/becco-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><a href=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/2017\/01\/caasimad-goboleedka-jowhar-kontorol-ku-yaal-oo-la-weerarey\/tabaarak-29\/\" rel=\"attachment wp-att-33103\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignleft size-full wp-image-33103\" src=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg\" alt=\"tabaarak\" width=\"150\" height=\"150\" srcset=\"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak.jpg 150w, https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-content\/uploads\/2017\/01\/tabaarak-70x70.jpg 70w\" sizes=\"auto, (max-width: 150px) 100vw, 150px\" \/><\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wararka naga soo gaaraya gobolka Sh\/hoose, ayaa sheegaya in xeebta degmada Marka , gaar ahaan deegaanka Gendarshe laga helay meydadka lamanaayaal ajnabi ah oo loo maleynayo in ay ahaayeen dalxiisayaal. Goob joogayaal warbaahinta gudaha la soo xiriiray ayaa sheegay in meydadkana loo maleyanyo in ay ka soo jeedaan wadamada reer galbeedka, waxaana qeybo ka mid [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":33109,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[34,3,36],"tags":[],"class_list":["post-33107","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-macluumaadka-gmdq-xisbiyada","category-wararka","category-wararka-caalamka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33107","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=33107"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33107\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":33111,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/33107\/revisions\/33111"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media\/33109"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=33107"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=33107"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/warsom.com\/wararka\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=33107"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}